Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Tarsan “ Dowladd diidka waa in Muqdisho laga saaro “

Gudoomiyihii hore ee gobolka banaadir maxamuud axmed nuur tarsan oo xiligan si wayn tageero ugu ah dowlada soomaaliya ayaa ku baaqay in dhamaan dadka mucaaradka ku ah dowlada laga saaro magaalada muqdisho .

tarsan ayaa sheegay in aan loo baahnayn in la mucaarado dowlada soomaaliya oo xiligan si fiican u shaqaynaysa sida uu sheegay wuxuu itaas ku daray in qof kasta oo mucaarad dalka bur burinaya loo baahan yahay in uu taas ku badalo mucaarad wax wanaajiya

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Taliska Booliska oo soo bandhigay dad loo soo qabtay Dilalkii Muqdisho ka dhacay
- Sep 22, 2018
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Bashiir Cabdi Maxamed ayaa waxa uu ka hadlay ...
MUUQAAL:-Maxkamadda Ciidamada oo dil toogasho ku xukuntay askari dilay darawal Mooto Bajaaj
- Sep 22, 2018
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa soo gabagabeysay dhageysiga Kiis fal dil ah oo dhowaan ...
Proff Yaxye Caamir oo ka badbaaday qarax loogu xirey gaarigiisa
- Sep 22, 2018
Waxaa soo baxaya faahfaahino dheeraad ah oo ku saabsan gaari waxyaalaha qarxa lagu xirey ...