Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO+SAWIRO:- Madaxweynaha Soomaaliya Oo Goob Fagaare ah kulahadlay Dad weynihii ku soo dhaweeyay Magaalada Qardho

Madaxweynaha  DFS ayaa maata Goob fagaare ah waxa uu qudbad dhinaco badan taabanaysay uga jeediyay dadweynihii ku soo dhaweeyay Magaalada Qardho .

Madaxweynaha ayaa waxa uu uga mahadceliyay  Shacabka ku dhaqan Magaalada Qardho sida diiran ay ugu soo dhaweeyeen Magaalada isaga iyo wafdigiisa.

Madaxweynaha Soomaaliya oo uu weheliyo Madaxweynaha  Maamulka Puntland Cabdiwali Cali Gaas ayaa goobta ka sheegay in caawa ay halakaasi ku hakan doonan oo ayna lakulmi doonaan qaynaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Magaalada Qardho.

Madaxweynaha ayaa Maalinta Bari ah waxaa lafilayaa in uu soo gaaro Magaalada Bosaaso halkaasi oo ay ka socoto diyaar garow Xoogan.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Halkii Gabar ee Ku jirtey Barlamaanka Puntland oo shaacisay war la yaab noqday
- Jan 16, 2019
Maalinkii ugu dambeeyey ee bishii 9aad ee sanadkii dhammaaday ayaa waxaa lagu dhawaaqay xubnaha ...
Akhriso:-Wasiir Qarjab oo Digreeto Soo Saaray & halka ay ku socoto
- Jan 16, 2019
Dagaal dhanka warfidiyeenka ah ayaa ka dhex qarxay ururka suxufiyiinta Puntland ee MAP iyo ...
DHAGEYSO:-Madaxweynaha Jubaland oo la kulmay odayaasha dhaqanka ee kunool Dhoobley
- Jan 16, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa deegaanka Dhoobley kula kulmay Odayaasha dhaqanka ...