Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Faysal Cali Waraabe” Waxaan Qabsan Doonaa Garoowe Xili Dhaw, Gaas Iyo Farmaajo Gacanta Ayaan Ku Soo Dhigi Doonaa”

Duleedka magaalada Tukaraq ayaa waxaa ka dhacay dagaal u dhexeeya Puntland iyo Soomaliland kaas oo sababay dhimasho iyo dhawac masuuliyiinta labada dhinac ayaa siyaabo ka duwan uga hadlay dagaalka

Gudoomiyaha xisbiga UCID faysal cali waraabe oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ciidamada somaliland ay qabsan doonaan caasimada puntland oo hada uu ku sugan yahay madaxweynaha soomaaliya maxamed cabdulaahi farmaajo

HOOS KA DHAGEYSO

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. axmed says:

    Kaas mededeel jooga leeuwenkuil hadda la sportlui u naamkeuze miskleun . Allah pasfoto.

  2. Abdalla says:

    wixii muddo la qarinayay oo ay horjoogayaasha shabaab ee deegaana somaliya ee waqooye horboodayay aymaanta afbuuxa ku qirteen in ay yihiin bilcaamaha hagoogta xirta ee labaxay shabaab,taana waa mahad alla in ay qirteen marki ay meelkasta oo ay galaan looga daba galo laguna jabiyo alla jabiyee .
    kkkkkkkkkk waxa uu yiri farmaajo ayaan soo qabanaynaa oo caasimadda puntland ku sugan
    waxay ilatahay bashi ayaa ku fakatay oo waxaa uu u filay in uu ka hadlaayo xaafada dunbuluq ee hargaysa .
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland oo shaacisay natiijada imtixaankii shahaadiga ahaa ee fasalka 12aad
- Jul 19, 2018
Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland ayaa maanta waxa ay shaacisay natiijada ...
Asmara : dhacdo quluubta caalamka soo jiidtay .
- Jul 19, 2018
Saxafiga reer ethopia Addisalem Hadigu ayaa eritrea kula kulmay labo Gabdhoood oo u dhalay ...
DAAWO:-Guddoomiyaha G/Banaadir iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Dalka Sweden
- Jul 19, 2018
Duqa Muqdisho, ahna Guddoomiyaha Gobolka BanaadirMudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) oo ka qeybgalay ...