Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO MUUQAAL:-Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi (Carrabeey) oo bixiyay wareysi Xiiso badan

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi (Carrabeey) ayaa mar uu ku sugnaa magaalada Caabudwaaq bixiyay wareysi xiiso badan oo dhinacya badan taabanaya.

Wareysigaan ayuu Madaxweyne ku xigeenka ugu horeyntii ka warbixiyay taariikh noleedkiisa oo kooban,  sida,  heerka aqoontiisa iyo waqtigii uu siyaasadda ku soo biiray iyo waxyaabihii uu soo qabtay.

Waxaa Maxamed Xaashi waxyaabihii uu ka warbixiyay ee laga wareystay ka mid ah, hishiiskii Jabuuti ku dhex maray Galmudug iyo Ahlu-sunna, Khilaafka Galmudug iyo Puntland iyo arimmo kale oo badan oo dhamaantood xasaasi ah.

Waxaa ugu dambayntii uu ugu baaqay shacabka reer Galmudug inay ka shaqeeyaan nabadda iyo hurumarka, taageerana u muujiyaan nidaamka dawliga ah, kaasoo sidoo kale shacabka Puntland ugu baaqay inay hiigsadaan hurumarka wanaagsan ee ay ku jiraan, dawladdana taageeraan.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

 

Daahir F. Afdheere

Email. owsame1@yahoo.com

——————————–

Saadaal.com

Saadaalnews@@gmail.com

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO:-Gudoomiyaha Xisbiga UCID iyo Prof Cali Khaliif oo Kulan la qaatay Baarlamanka Yurub
- Jul 18, 2018
Gudoomiyaha Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka UCID Eng Faysal Cali Xuseen oo uu Wehelinayay Prof ...
DHAGEYSO:-Duqa Gaalkacyo oo Dhaliilay Xildhibaano Mooshin ka keenay
- Jul 18, 2018
Iyadoo dhawaan magaalada Gaalkacyo ay xildhibaano ka tirsan golaha deegaanka ay sheegeen inay mooshin ...
MUUQAAL:-Madaxweyne farmaajo oo Khudbad Qiiro leh kaga ilmeysiiyayJaaliyada somalia ee Belgium
- Jul 18, 2018
  https://www.youtube.com/watch?v=oNWQgTN7uhs