Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

HAMBALYO:-Warbaahinta Saadaalnews oo Umadda Soomaaliyeed u direysa Hambalyo ku aaddan Sanadka Cusub ee 2018

Maamulka iyo Shaqaalaha Warbaahinta Saadaalnews ayaa dhammaan Umadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan waxaa uu halkaan uga dirayaa Hambalyo iyo Bogaadin ku aaddan sanadka cusub 2018-ka.

Waxaa Maamulka iyo Shaqaalaha Saadaalnews ay guud ahaan Buslsha-weynta Soomaaliyeed Eebbe uga baryayaan in sanadkaan cusub ee 2018-ka kiisa kale ay ku gaaraan Caafimaad iyo Baraare.

Warbaahinta Saadaalnews waxaa ay sidoo Umadda Soomaaliyeed Eebbe uga baryaysaa in sanadkaan cusub ee 2018 uu noqdaa kii u horseeda Nabad iyo Hurumar, isla markaana soo af-jara dhibaatada kasta oo haysata Bulshada Soomaaliyeed.

Ugu dambeyn waxaa ay Maamulka iyo Shaqaalaha Warbaahinta Saadaalnews ay guud ahaan Bulshada Soomaaliyeed ugu baaqayaan in ay gacmaha is qabsadaan, isla markaana si wadar ah uga shaqeeyaan Nabadda iyo Midnimada, si aan u helno nidaam iyo kala dambeyn loo aayo.

 

Daahir F. Afdheere

Email. Owsame1@yahoo.com

——————————–

Saadaal.com

saadaalnews@gmail.com

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Wasiirka Arimaha gudaha Koonfur galbeed oo Socdaal ku maraya Gobolada Maamulkaasi,
- Jun 23, 2018
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arimaha gudaha Koonfur galbeed Soomaaliya Maxamed Nuur Madoobe Nuunoow ayaa ...
MUUQAAL:- War uu ku farxay madaxweyne gaas oo ka soo baxay guddiga doorashooyinka
- Jun 23, 2018
https://youtu.be/H62c14ZKZ04
DAAWO SAWIRRO:-Caasimada Puntland ee garoowe oo heshay Isbadel ka kooban 11 Qodob
- Jun 23, 2018
Garowe, 23, June, 2018 - Tan iyo markii uu Madaxwaynaha Dowladda Puntland C/weli Gaas ...