TOP DHAGAYSO:-Siyaasi Faarax Macallin oo Ka Hadlay Arrimo Badan oo ay ka Mid yihin faraglinta dalalka Khaliijka+Weerarkii Cabdiqaybdiid
Waraysigan oo aad u xiisa badan oo xambaarsanna arimo badan oo xasaasi ayuu Mudane Farax Macalin kaga hadlay xaaladda siyaasadeed ee hadda ka taagan dalka Kiinya,saamaynta uu dadka Soomalida (Kiiniya) ku yeeshay khilaafkaasi siyaasadeed.
Mudane Farax Macalin wuxuu kale oo ka hadlay faragelinta qaawan ee dalalka khaliijka iyo dalalka deriska ahba ay ku hayaan dalka Soomaaliya iyo weliba waxa laga rabo madaxda soomaaliyeed, si ay dalkooda uga samatabixiyaan dhibaatooyinka ku habsaday iyo faragenta qaawan ee dalalka dibadu ku hayaan. Sidoo kale wuxuu ka hadlay Muranka siyaasadeed ee ka soo muuqday dalka somaliya bilahan iyo arimo badan oo kale.
HOOS KA DHAGEYSO CODKA
Weriye Dhegood
Loading...
ninkani isoga la soo sheqeyeey dawalad dhacadey ee Somaliya hadana guursadey gabadh ka soo jeeda gobolka Bayadhabo ayuu raba in uu isku diro somalida wada degen isogo xukun radisa.Faysal adigu waxaad didey calanka Blue adigu noolashad berked ku soo qatey calankas maxaad u rabt in ad ku leyeso somalida iyagu calanka Blue aminasan ma saxba inad wixii ad Sayid bare ku diden ad ku sameyesan Somalida degen Borame iyo Sool oo badankoodu amonsan calank Blue ah oo soomali oo dhan ka dhaxeya.