DHAGEYSO:-Garaad C/laahi Cali Ciid”Siyaasinta Muqdisho Waa In Hubka Laga Wareejiyo ay dowlada ugu hanjabayaan”
Afhayeenka Iisimadsa Puntland Garaad Cllaahi Cali Ciid Ayaa ka Hadlay Dirirta Laba Beelood oo kala Dega Mudug Iyo Sool ku dhex martay xadka Itoobiya ,Waxana Uu Ugu baaqay Inay Joojiyaan Dirirtaasi lagana Wada Shaqeeyo Nabad galyada Iyo inuusan Dhig danbe Ku daadan.
Dhanka Kale Garaad Cllaahi Cali Ciid Waxa Uu ka Hadlay Hubka Dhista Siyaasinta Muqdisho Isagoo Ku Baaqay si Nabad galyo oo Xoog Ahayn in hubka Looga Dhigo Siyaasinta Muqdisho.
HOOS KA DHAGEYSO
Loading...