Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO MUUQAAL:-Shirweyne Beesha Tanade Daarood uga socday magaalada Gaalkacyo oo lasoo gaba-gabeeyay iyo Bayaan laga soo saaray

Waxaa maalinimadii Jimca ahayd oo ku beegan 22.12.2017 magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug lagu soo gaba-gabeeyay Shirwaynihii aaya-ka-talinta Beesha Tanada Daarood.

Shirwaynahaan oo ahaa mid si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa ka qayb galay, isimo, nabaddoono, cuqaal, siyaasiyiin, xildhibaanno, iyo qaybaha kale ee bulshada ee Beesha Tanada Daarood.

Waxaa ugu horeyntii halkaas hadallo dhaxalgal ka oo ku wajahan xiritaanka shirwaynaha ka jeediyay Guddoomiyaha Shirwenahaas Cabdi-gaas Khaliif Fiqi, kaasoo bogaadiyay dhamaan dadkii ka qayb galay.

Waxaa Cabdi-gaas Khaliif Fiqi uu si gaar mahadnaq ballaaran u jeediyay ganacsata iyo jaaliyadda dibadda oo gacan wayn ka geystay qabsoomidda Shirwaynahaas, kaasoo ammaan iyo bagaadin u jeediyay gabdhaha beesha Tanade ee meel kasta oo ay dunida ka joogaan.

Shirweynaha Aaya-ka-talinta Beesha Tanada Daarood ayaa ugu dambayntii waxaa  laga soo saaray Warmurtiyeed, kaasoo uu halkaas ka akhriyay Kaytoon Macallin Saciid.

HOOS KA DAAWO MUUQAAL

 

 

Daahir F. Afdheere

Email.owsame1@yahoo.com

———————–

saadaal.com

saadaalnews@gmail.com

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Madaxweyne gaas”imaaraadka in aan tageerno danta soomaali oo dhan ayaa ku jirta”
- Apr 19, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Cali Gaas  ayaa magaalada bosaaso waxaa loogu sameeyay kulan lagu soo ...
DHAGEYSO:-Wasiirka Amniga oo Su’aalo Lagu weydiyay Shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya
- Apr 19, 2018
Wasaaradda Amniga Gudaha ayaa golaha wasiirka lagu weydiiyay su'aalo ku saabsan amaanka caasimada waxaana ...
DHAGEYSO+SAWIRO:-Shirka Gollaha Wasiiradda Soomaaliya oo lagu Ansxiyay Tubta Arrimaha Bulshadda iyo Xeer Mamnuucya Jarida Dhirta iyo Dhoofinta Dhuxusha.
- Apr 19, 2018
Shirkii Caadiga ahaa ee Gollaha Wasiiradda oo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...