Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Jaaliyadda Dowlad deegaanka Somaalida Itoobiya Oo Farriin U Diray Cabdi M Cumar

Qaar Kamida Jaaliyada Dowlad Deganka Somaalida itoobiya ayaa waxay Fariin adag u direen Madaxwaynaha Ismaamulka Soonalida Itoobiya Cabdi M Cumar iyagoo sheegay in dhibaato lagu hayo shacbka Soomalida Itoobiya Todobadii sano ee ugu dambaysay.

HOOS KA DHAGEYSO

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (3)

  1. c/qani says:

    CABDI ILEEY WUXUU WAKIIL U YAHAY (JABHADA TIGREE-DA?

    WUXUUNA DHIBAATO BAAXADWEYN KAGAYSTAY? GOBOLKA SOOMAALIGALBEED IYO GUDAHA SOOMAALIYA IYO GOBOLKA OROMADA?

    ISAGOO TAAGEERO KAHELAAYA CIIDAMADA TIGREE-DA?

    SIDAAS DARTEED ILAA (INA ILEEY IYO TIGREEDA?? LAGA XOREEYO (JIGJIGA) NABADIKAMA DHICIKARTO BARIGA AFRIKA??

    KHAASATAN (SOOMAALI GALBEED IYO OROMIYA) XORNIMO MAHELIKARAAN?? ILAA JIGJIGA LAGA XOREEYO INA ILEEY IYO JABHADA TIGREE??

    SIDAAS DARTEED SHACABKA IYO MAAMULKA OROMIYA IYO SHACABKA SOOMAALIGALBEED?

    JOOJIYA WAXKASTA OO KHILAAF AH OO DHEXDIINAA?? SI WADJIR AHNA OOGA (SIFEEYA) DHULKOODHAN (INA ILEEY IYO CIIDAMADA WAYAANAHA? XABASHIDA??

    KADIBNA DHULKA SOOMAALIYA IYO DHULKA OROMIYA IYO SHUCUUBTOODUBA WAA ISKUMID? WAANA WALAALO GANACSIGIINA IYO ISKAASHIGIINANA MEESHAAS KASIIWADA?

    HANA U OGALAANINA IN TIGREEDU AY WAXKALA SOO DEGTO,DEKEDEAHA SOOMAALIYA??

    WAANA IN SINABADGALYO AH KUWADA NOOLAADAAN?? LABADA SHACAB” EE SOOMAALIWEYN!! IYO OROMOWEN!!

  2. Somali says:

    Oromo JAARSO waxay xoog iyo xoolo gelisay siddii ay u xalaalaysan lahayd degaanada soomaaliyeed gaar ahaan sida Nagiile, Mooyaale, Ma’aysa, Baabili, Fiyaanbiire, Jinacsani iyo qaar kale oo badan, Waxaa intaa u dheer iyaga oo manta adeegsanaya qabiilo soomaaliyeed taasi oo Oromo xaalkeedu yahay qaybi oo xukun

  3. Somali says:

    Oromo Jaarso waxaa u suurta galay iney isku balaariso Jinicsani gabacdina ey ku dhawaaqeyn in ey yihiin Oromo waliba ey doonayaan in ey ku biiriyaan Jinicsani iyo Babili degaanga Oromo arintaas wey u hirgashay waana loo saxiixay waxaa cajiib ah siyaasada fog iyo dhul balaarsiga Oromo ee daaanka somaalida in ey tahay mid aan laqarin garin meeesha ey ku bataan wey la wareegaan waana dad ku fog naceybka somaalida balse markii ey dan ka leeyihiin waxey ku iman iyagoo tuugsan mise ganacsi ku jira mise waaley soo qixiyay ku oran somaaliyey hordada ka kaca




ad

Latest News

DAAWO:-Dowladda Somalia oo Damacsan Iney Kalluun Ku Daabusho Diyaaradaha Qaadka Kenya
- Aug 17, 2018
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Wershadaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Maxamed Cabdi Xayir (maareeye) ...
Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Dalka Turkiga
- Aug 17, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo howlo shaqo u joogay ...
TOPNEWS:-Ra’iisal wasaare Abiy Axmed oo war ka soo saaray Xiisada Soomaalida iyo Oromada
- Aug 17, 2018
Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed Cali, ayaa ku hanjabay inuu gacan bir ah ...