Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Madaxweyne Xaaf “qofka awoodiisa qeybiyay waa aniga”

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo ka hadlaayay heshiiska galmudug iyo ahlu sunna ayaa sheegay inuu yahay qofka awoodiisa ugu tanaasulay sidii heshiis looga gaadhi lahaa wada hadalka ahlu sunna iyo galmudug

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Jubalander says:

    Awoodda and qaybisisey xaggee baad ka keentay?afqashuusle,afqashuusle kale LA hishiiyey ayaan u jeednaa,waddan dhan ayaa u xayiran madax adeeggiina iyo xaaraan quudatanimada dhiiggiinna ka buuxda,awsaakh yahay awsaakh u dhashay.




ad

Latest News

Akhriso:-Xasan Sheekh Maxamuud oo Baaq u diray Madaxda Dowlada Soomaaliya
- Oct 16, 2018
Madaxweynihii hore ee dowlada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay Madaxda dowlada talada ...
Shabaab oo weerar ku qaaday magaalada Jowhar
- Oct 16, 2018
Xoogag ka tirsan Ururka Al Shabaab ayaa waxa ay weerar kedis ah ku qaadeen ...
DAAWO:-G/Gobolka Banaadir iyo Madaxa UNHCR ee Bariga Afrika oo ka wada hadlay Xal-u-helidda Barakacayaasha
- Oct 16, 2018
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa xafiiskiisa ...