Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO+SAWIRO:-Faah Faahin buuxda isimada Puntland oo ga’aan qabyo ah ka soo saaray muranka ka kaagan dekedda boosaaso

Isimada Puntland oo maanta shir ku qabtay Hotel Gacayte ee magaaladda Bosaso ayaa soo bandhigay go’aan lagu xalinayo muranka ka dhashay kordhinta khidmadaha iyo cashuurta ee badeecooyinka ka soo dega dekeda Bosaso . Murankaasi ayaa hakad galiyay howlihii dekeda iyo guud ahaan ganacsiga magaaladda.

Qoraalka isimada oo  ka koobnaa afar qodob waxaa ku saxiixnaa Boqor Burhaan Boqor Muuse, Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan, Ugaas Xasan Ugaas Yaasiin, Beeldaaje Cali Beeldaaje Farax, Suldaan Ciise Maxamed Ciise iyo wakiilka Beeldaajaha, Beeldaaje Yaasin Beeldaaje Cabdullaahi, waxaana lagu sheegay inuu yahay Kumeel gaar ah.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Abdalla says:

    waa gool daro iyo tuug aad u ansixiseen tuuganimadiisa ,isimadda puntlanda uma dhameen hishiiskaas ,shacabka puntlandina afka ayaad qabateen ,waayo isimada puntland waa ay ka badantihiin 6 isim,aaway isimadi kale ee puntland .
    gogoshan beenbeebta ah waxaa la sheegay in shacabka bosaaso ay hormarka neceb yihiin taasna waa marin habaabin la marin habaabiyay xaqiiqada dhabta ah ee ka taagan nidaamka xaraan quuta ah ee horbooda puntland ee daciifka ah.




ad

Latest News

DHAGEYSO:- Dowladda soomaaliya oo war ka soo saartay khilaafka madaxda galmudug
- May 26, 2018
Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa ka hadlay Khilaafka soo gala dhexgalay ...
DHAGEYSO:-Muuse biixi”Dagaalka tukaraq puntland naguma soo qaadin farmaajo ayaa ciidamo ku caawiyay”
- May 26, 2018
Madaxweynaha somaliland ayaa sheegay in ay sheegay in dagaalka tukaraq uu ku dhawaa in ...
DHAGEYSO:-Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo Sheegay in lagu tuntay awood qeybsiga beelaha
- May 26, 2018
Kadib markii uu dib ugu laabtay Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey ...