Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Xildhibaano Ka Tirsan Galmudug Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Heshiiskii Ahlusuna Iyo Galmudug

Qaar ka mid ah Xildhibaanada barlamaanka maamulka Galmudug oo shir Jaraa’id qabtay ayaa kasoo horjeestay heshiiskii ay kala saxiixdeen Galmug iyo ahlusunna
Xildhibaanada ayaa sheegay in aysan waxba ka jirin heshiiska lasaxiixay islamarkaana ay ka digayaan dhibaatada katimaada heshiiskaas waa siday hadalka udhigeeen.
HOOS KA DHAGEYSO
Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Atoore says:

    ASC.
    Dastuurka uu ninku sheegayo soo ma aha kii ay ku yiraahdeen xuduuda Galmudug waa illaa Buurtinle?Haweenay ay yiraahdaan ayadaa noo qortay Dastuurka galmudug baa wariye ku yiri xaggee bay ku taal magaalada Buurintle.Sayte anigu ma tagin laakiin xaggaas garoowe baa loo aadaa.Meeqay u jirtaa Gaalkacyo?Sayte ma aqaan laakiin jidka aada garoowe baa loo aadaa.Buurtinlaan leenahay maxaa ka dambeeyey?




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Taliye ducaale cali mire oo muqdisho ku laabtay & qorshe lagu dhabar jabinayo axmed madoobe oo muqdisho ka socda
- Aug 17, 2018
Magaalada muqdisho waxaa dib ugu laabtay ducaale cali mire iyo maxamed ibraahim waa taliye ...
DHAGEYSO:-Xildhibaan Jeesoow Oo Mucaaradka dowladda ku biiray Xilka Fahad Yaasiin muxuu ka yidhi?
- Aug 17, 2018
Waxaa weli hadal heyn Xoogan ka jirtaa Qaabkii Madaxweyne Farmaajo Saaka Isbadelka ugu sameeyey ...
DHAGEYSO:-Maxay ka dhigan tahay is badalka dhanka saraakiisha ciidanka ee madaxweyne farmaajo sameeyay
- Aug 17, 2018
Digreeto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa waxaa isbadal ...