Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Xiliga Ay Dhacayso Doorashada Ururka Warbaahinta puntland ee MAP oo la shaaciyay

Doorashada Ururka warbaahinta puntland ee MAP ayaa lagu wadaa inay dhacdo maalmaha 18 ilaa 20 Bishan aynu ku jirno sida ay shaaciyeen xubnaha ururka warabaahinta ppuntland ee MAP .
Sii hayaha Xilka Gudoomiye ku xigeenka  Ururka Warbaahinta Puntland Maxamed Maxamuud Xaaji  Welcom oo maanta Garoowe shir,jaarid ku qabtay ayaaa faahfaahin ka bixiyay shuruudaha dadka ka qeyb galaya doorashda iyo Inta Ergay ee Gobolada puntland lakala siiyay wuxuuna hadalkiisii aha asida 

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:- Dowladda soomaaliya oo war ka soo saartay khilaafka madaxda galmudug
- May 26, 2018
Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa ka hadlay Khilaafka soo gala dhexgalay ...
DHAGEYSO:-Muuse biixi”Dagaalka tukaraq puntland naguma soo qaadin farmaajo ayaa ciidamo ku caawiyay”
- May 26, 2018
Madaxweynaha somaliland ayaa sheegay in ay sheegay in dagaalka tukaraq uu ku dhawaa in ...
DHAGEYSO:-Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo Sheegay in lagu tuntay awood qeybsiga beelaha
- May 26, 2018
Kadib markii uu dib ugu laabtay Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey ...