Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Ahlsuna iyo Galmudug oo heshiis rasmi ah ku kala sa xiixday Muqdisho

Ahlsuna iyo Galmudug ayaa heshiis rasmiya oo si wayn loo sugayay ku kala saxiixday madaxtooyadda Soomaaliy iyadoo ay goob joog ka ahaa madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo 

Heshiiska ayaa sido kale waxaa goobjooge ka ahaa Wasiirka Arrimaha Dibadda Yuusuf Garaad, Wasiirka Arrimaha Gudaha Cabdi Faarax Juxa iyo xubno ka tirsan Golaha Wasiirada.
 
Heshiiskaan ayaa kooban 14 qodob waxaana ugu muhiimsan in hogaamiyaha Ahlu Sunna Sheekh Shaakir uu noqonayo Madaxa Xukuumada dowlad goboleedka Galmudug .
HOOS KA DHAGEYSO

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Taliye ducaale cali mire oo muqdisho ku laabtay & qorshe lagu dhabar jabinayo axmed madoobe oo muqdisho ka socda
- Aug 17, 2018
Magaalada muqdisho waxaa dib ugu laabtay ducaale cali mire iyo maxamed ibraahim waa taliye ...
DHAGEYSO:-Xildhibaan Jeesoow Oo Mucaaradka dowladda ku biiray Xilka Fahad Yaasiin muxuu ka yidhi?
- Aug 17, 2018
Waxaa weli hadal heyn Xoogan ka jirtaa Qaabkii Madaxweyne Farmaajo Saaka Isbadelka ugu sameeyey ...
DHAGEYSO:-Maxay ka dhigan tahay is badalka dhanka saraakiisha ciidanka ee madaxweyne farmaajo sameeyay
- Aug 17, 2018
Digreeto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa waxaa isbadal ...