Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHEGAYSO+MUUQAAL:-Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Maanta Xukun Ku Ridday Rag Alshabaab Ah

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta oo Talaado ah waxa ay xukun ku riday Afar nin oo eedeysanayaal ah, kuwaasi oo ku eedeysan dambiyo kala duwan.

Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad Xasan Cali Nuur Shuute oo ku dhawaaqayey xukunka raggan ayaa sheegay in dhammaan raggan lagu helay dambiyada lagu soo eedeeyay.

Wuxuu sheegay Guddoomiye Shuute cidii aan ku qanacsaneyn xukunka ay riday Maxkamadda in ay u furan tahay iney racfaan ka qaadato.

Ragga la xukumay ayaa waxa ay kala yihiin:-

C/qaadir Abukar Shaacir waxaa lagu xukumay dil toogasho ah.

Maxamed Cumar Akiile waxaa lagu xukumay Xabsi Daa’in.

Daa’uud Maxamed Cali waxaa lagu xukumay 10 sano oo xabsi ciidan ah.

C/laahi Ibraahim Geesey waxaa lagu xukumay Labo Sano oo Xabsi ciidan ah.

HOOS KA DAAWO MUUQAAL OO DHAGEYSO COD

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO:-Soomaali Laga Soo Celiyay Dalka Dibadiisa Oo Muqdisho Gaaray
- Oct 21, 2018
Muwaadiniintaan Soomaaliyeed oo saakay laga soo dejiyay Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magalada Muqdisho ayaa ...
Akhriso:-Xubno Ka Tirsanaa Shabaab oo Isku Dhiibay Jubbaland
- Oct 21, 2018
Taliska Hay’adda Nabadd Sugidda iyo Sirdoonka jubbaland ayaa sheegay in labo xubnood oo ka ...
Israsaaseyn Sababtay Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Ka Dhacday Gaalkacyo
- Oct 21, 2018
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayan in ...