Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Madaxweynaha Jubbaland”Hoggaamiyaasha Al-Shabaab oo dhan Jubbaland ayay ku wada sugan yihiin”

Axmed Maxamed Islaam ( Axmed Madoobe) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa sheegay in Jubbaland deegaanadiisa kala duwan ay dhibaato ku hayaan Al-Shabaab oo dagaal kula jira Dowladda Soomaaliya iyo Ciidamada AMISOM.

Waxa uu sheegay in Jubbaland ay Xaruntiisii ka maqan tahay, waliba sidoo kale Guud ahaan Gobolka Jubbada Dhexe ay ku jirto Gacanta Al-Shabaab kaas oo ah Gobol Muhiima sida uu sheegay.

Sidoo kale waxa uu hadalkiisa intaas ku daray in tani ay keentay in hoggaamiyayaasha Shabaab oo dhan ay ku soo dhuuntaan gobolka Jubbada dhexe sida uu hadalka u dhigay.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO+SAWIRO:-Gudiga Doorashooyinka madaxa banaan ee somalia oo sheegay in doorasho dad weyne ay somalia ka dhici doonto hadii xal laga gaadho hal arin
- Dec 11, 2017
Maagalada Muqdisho waxaa ka dhacay Xaflad lagu daahfurayo qaamuuska doorashooyinka iyo istiraatiijiyadda 5ta Sano ...
DAAWO SAWIRADA:-Xildhibaano iyo Siyaasiyiinta mucaaradka oo la kulmay Hey’adda Culimada Soomaaliyeed
- Dec 11, 2017
Xildhibaanada iyo siyaasiyiinta mucaaradka ayaa kulan ku la yeeshay  magaalada Muqdisho Hey’adda Culimada Soomaaliyeed, ...
DHAGEYSO:-udoomiye Cali Gacal oo ka hadlay Go’aanka Xildhibaanada ee heshiiskii Galmudug iyo Ahlusuna
- Dec 11, 2017
Maalmihii la soo dhaafay waxaa soo baxayay in ay jiraan xildhibaano ka tirsan Maamulka ...