AKHRISO:Xaflada balaaran oo Lagu Soo Dhawaynayo Gudoomiyaha Gobalka Gedo Mudane Maxamed Muxumud Maxamed oo Columbus,Ohio ka Dhici Doonto
Jaaliyada Soomaalida ee Columbus Ohio ayaa soo qabanqaabisey xaflad lagu soo dhaweynayo Gudoomiyaha (Governor) Gobolka Gedo Maxamed Muxumud Maxamed MAXAMED DHEERE oo socdaal uu kula kulmayay jaaliyadaha ka duwan ee Soomaalida ku marayay gobalo kala gadisan ee Mareykanka.
Hoos ka eeg waqtiga ay xaflada dhici doonto:
Loading...