Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Madaxweynaha Puntland oo Degmada Xumbays U Magacaabay Guddoomiye iyo Ku-xigeen

Digreeto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Xeer Madaxweyne Lr- 136 November 14 2017  ayaa loogu magacaabay si kumeel gaar ah degmada Xumbays  Guddoomiye iyo Guddoomiye Ku-xigeen.

Madaxweynaha Dawladda Puntland.

Markuu arkay:             Dastuurka dawladda Puntland.

Markuu tixgeliyey:       Aqoontooda iyo waayo aragnimadooda shaqo.

Markuu tixgeliyey:        Tala soojeedinta Wasaaradda                                            Arrimaha Gudaha Dawladaha                                            Hoose iyo Horumarinta Reer                                              Miyiga.

 

Wuxuu xeeriyey:

 

1.Waxaa Axmed Yuusuf Cusmaan si ku meel gaar ah        loogu magacaabay Guddoomiyaha degmada                    Xumbays.

 

  1. Waxaa Bashiir Maxamed Cali [Galla] si ku meel            gaar ah loogu magacaabay Guddoomiye Ku-xigeenka     degmada Xumbays.

 

Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweynuhu.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

TOPNEWS:-Isbadal ku yimid doorashada puntland ee 2019 maxay tahay sababtu?
- Jun 22, 2018
Iyada oo lagu waday in doorashada xilka madaxweyne ee puntland ay dhacdo bilawga sanadka ...
Somaliland Oo Ka Hadashay Maamulka Hawada Ee Somaliya Lagu Wareejiyay , Hanjabaad-na Dirtay
- Jun 22, 2018
https://youtu.be/zV5HiNUg9Hs
DHAGEYSO:-Xildhibaan soo dhaweeyay Heshiiskii dhexmaray Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya
- Jun 22, 2018
Xildhibaan Shariif Arwaax oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Galmudug ayaa ka hadlay ...