Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Gudiga Doorashooyinka Somaliland oo warbaahinta la hadlay goobihii codbixinta oo la xidhay

Gudig  Doorashooyinka Somaliland ayaa  warbaahinta  kula hadleen xaruntooda guud ee magaalada ayaa waxaa ay shaaciyeen wakhtiga ay goobaha doorashooyinku soo xidhmayaan iyo sidoo kale wakhtiga la xidhaayo social media yaha

Gobalka Sool 70%Waxaa Soo xidhmay , Saaxil 75 % , Gobalka Togdheer Waxaa xidhmay 60 % , Sanaag 65 %

Sidoo kale Gudiga doorashooyinka waxaa ay fariimo iyo digniino u direen shacabka Somaliland iyaga oo ku wacyi galiyey in aaney rumeysanin wararka kuturi kuteenka ah balse ay rumeystaan wararka xarumahooda ka soo baxa

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Xildhibaan Hani”Dilkii Gabadhii Ardayada ma ahan waxaan qaadan karno”
- Sep 22, 2018
https://www.youtube.com/watch?v=wN4HAxDmCtM
MUUQAAL:-Xildhibaan Warfaa”Ma aqbaleyno in dadka la kala hayb sooco sharci ayaana ka soo saari doonaa”
- Sep 22, 2018
https://www.youtube.com/watch?v=Z42lGaIQ2Ew
MUUQAAL:-Taliska Booliska oo soo bandhigay dad loo soo qabtay Dilalkii Muqdisho ka dhacay
- Sep 22, 2018
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Bashiir Cabdi Maxamed ayaa waxa uu ka hadlay ...