Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Dhegayso: Madaxweynaha Hirshabeelle oo ka hor yimid Dagaalka Lagu qaaday Al-shabaab ku sugan degmada Balcad

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ka hor yimid dagaalka ka socda degaano hoos yimaada degmada Balcad ee Gobolka Hoose, isagoo ku eedeeyay dowladda Federaalka inaysan kala tashan dagaalkaasi.

Madaxweyne Waare ayaa welwel ka muujiyay qaabka dagaalka looga wado degmada Balcad iyo cawaaqib xumo uu sheegay inay ka imaan karto, Wuxuuna sheegay inaaan Dawladdu kala tashan  !  isagoo aan faahfaahin ka bixin arrintaasi.

Wuxuu intaas ku darya in welwelkiisu salka ku hayo ciidamada ku sugnaa Gobolka Shabeellaha dhexe ee dagaalka la geliyay, isagoo sheegay inuu ka cabsi qabo inay dagaalka ku dhabar jabaan Ciidamada dowladda.

Lama oga sababta keentay in madaxweynaha Hirshabeelle niyad jebiyo ciidamada dagaalka ku jira oo ah kuwa dowladda Federaalka iyadoo aysan jirin ciidamo hoos taga maamulkiisa oo dagaalka ku jira.

Maamulada Soomaaliaya ayaa horay Dawladda ugu eedayn jiray Shirarka la qabto inaan lagala tashan, Hadii Dalka Xorayntiisa loo jeestayna Xaalku wuxuu marayaa la ilama tashan.

 

 

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. runta sheeg says:

    MADAXWEYNAHA KA HOORYIMAADO DAGAALKA ALSHABAB ASIGA AYA AH ALSHABAB MADAXWEYNE NO 1 MADOONAYA SOMALI NABAD KU NOOLADAAN WAXAY RABAAN SII QOOTO QOTO NABAD LA.AN KU NOOLADAN DOWLAD LA.AAN CANSHUR LA.AAN IYO BILILIQO WAX DHAC WAX DIIN WAX KUFSO GABDGAHA ISLAMEET




ad

Latest News

MUUQAAL:-xildhiban cali xoosh oo ka warbixiyey go’aanka barlanaanka dhibista qalbi dhagax
- Nov 18, 2017
    https://www.youtube.com/watch?v=hSxNQSu0w9Y
MUUQAAL:-Xidhiban Odawaa ayaa sheegay in dhiibista Qalbi dhagax ay lamid tahay dhiibista qaranka oo dhan
- Nov 18, 2017
https://www.youtube.com/watch?v=OuHACMd7DYA  
MUUQAAL:-Wasiirka madaxtooyada somaliland oo war culus ku dhawaaqay
- Nov 18, 2017
  https://www.youtube.com/watch?v=7JrTeZ6kL9E