Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Muuqaal: Wasiirka Amiga Puntland Iyo Ciidamo uu Hogaaminayo oo Gaadhay Gobolka Sanaag iyo Digniin Somaliland

Soo dhaweynta Kadib Wasiirku wuxuu sheegay in u jeedada socdaalkooda uu la xidhiidho sidii beesha caalamka iyo Ummada soomaaliyeed loogu soo bandhigi lahaa in gobolka Sanaag  ayan ka jirin wax doorasha ah oo dhinaca Somaliland ka timaada.

Wuxuu sheegay in Fargalinta iyo xadgudubka maamulka Somaliland ee gobolada Sanaag iyo Hayland ujeedada ka dambaysa ay tahay oo kaliya in la jahwareeriyo shacabka, lana majaro habaabiyo beesha caalamka, loona sheego in shacabka gobolka Sanaag ay doorashooyin samaynayaan.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Sanado kahor weli xaalku waa sidii warbixin xiiso badan
- Dec 19, 2018
DAAQADII RAJADA - ! Barnaamij (Documentary) Aan ka diyaariyey Dhacdooyin Musuq Maasuq oo ka ...
DHAGEYSO:-Howlgallo Isbaaro Qaadis Ah Oo Ka Socda Duleedka Baladweyne
- Dec 19, 2018
Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa weli waxa ay howlgallo ballaaran oo isbaarooyin lagu qaadayo ...
DHAGEYSO:-Dowladda Somalia oo lagu eedeyay la tashi la’aan Arrimaha K/galbeed
- Dec 19, 2018
Xildhibaan Maxamuud Macallin Yaxye oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ...