Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Axmed Gacmo-yare “Labo Oday ayaa Caynaba ku sheekaystay ee Khaatumo & Somaliland heshiis ma gelin”

Siyaasiga Axmed Maxamed Xasan  (Gacmo-yare) oo Horay usoo Noqday Wasiirka Warfaafinta ee Khaatumo ayaa ka hadlay ugu horayn Heshiiskii dhowaan Caynaba ku dhexmaray Cali khaliif iyo Axmed Maxamed Siilaanyo.

Axmed Gacmo-yare Mar uu ka hadlay Hadalkii dhowaan kasoo yeedhay maamulka Puntland ee lagu sheegay inaan Gobolada Sool iyo Sanaag ka dhici doonin doorashada Somaliland.

HOOS KA DHAGEYSO CODKA

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO SAWIRADA:-Madaxweynaha soomaaliya oo kulamo wadatashi la qaatay culumada iyo odayaasha dhaqanka ee Caabudwaaq
- Jan 23, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulamo wadatashi ah kula qaatay ...
VIDEO:-Faarax Sheekh C/qaadir oo si durugsan uga hadlay geedi Socodka Dowladnimada iyo Siyaasadda Soomaaliya
- Jan 23, 2018
  https://www.youtube.com/watch?v=iWspR6EGLGQ
DHAGEYSO+SAWIRRO:-Ciidamada Kenya oo Qarxiyay Xaruntii Shirkada Hormuud ee Degmada Ceelwaaq ee Gobalka Gedo
- Jan 22, 2018
Wararka ka imanaya Gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamo ka tirsan kuwa ...