Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Sanator Cabdi Qeydiid”Shirkado Yurub ama Amerika ka yimid oo ku dhex shaqeysanaya Garoonka Aadan Cadde Lacag malaga qaadaa?

Sanator Cabdi Qeydiid oo ka hor hadlayay kulan ay muqdisho ku yeesheen xubanaha aqalka sare ayaa ka hadlay arimo kala duwan oo xiligaan ka jira magaalada muqdisho .

Cabdi Qeybdiid ayaa hadalkiisa intiisa badan uga hadlay shirkado ka yimid yurub iyo maraykanka oo ka dhex shaqaysta sida uu ku sheegay hadalkaan hoose.

HOOS KA DHAGEYSO

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Amina says:

    cabdiqeybdiid ma hadduu soo toosan,sow awalba ma ogeyn in shirkaduhu meesha joogaan wuxuu uga hadli waayey waqtigii xassan shiikh mise baratanka afxumada buu kula jiraa kooxda caanka noqotay-mahad,fiqi,bukhaar c/shakuur.
    qeybdiid wixii uu hassan uu ka oggolaa ,waa inuusan cid kale u diidin ,haddii kale bahashii xumeyd (qabyaaladii)aan boorka ka soo wada jafno




ad

Latest News

DAAWO SAWIRADA:-Madaxweynaha soomaaliya oo kulamo wadatashi la qaatay culumada iyo odayaasha dhaqanka ee Caabudwaaq
- Jan 23, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulamo wadatashi ah kula qaatay ...
VIDEO:-Faarax Sheekh C/qaadir oo si durugsan uga hadlay geedi Socodka Dowladnimada iyo Siyaasadda Soomaaliya
- Jan 23, 2018
  https://www.youtube.com/watch?v=iWspR6EGLGQ
DHAGEYSO+SAWIRRO:-Ciidamada Kenya oo Qarxiyay Xaruntii Shirkada Hormuud ee Degmada Ceelwaaq ee Gobalka Gedo
- Jan 22, 2018
Wararka ka imanaya Gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamo ka tirsan kuwa ...