Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Jabhada Badbaado Khaatumo Shaki galisay doorashada somaliland ee gobolka sool

Hogaamiyaha Jabhada xoreynta Khaatumo Colonel Faysal Falaalug oo warbaahinta u xaqiijiyey in khasaare xoogan  ay gaadhsiiyeen ciidamada Somaliland dagaalkii ay kula galeen deegaanka Nugaasha ee gobolka Sool.

 

 

Waraysigan oo dhinacyo kala duwan taabanaya ayuu Colonel Faysal kaga hadlay heshiiskii dhex maray madaxweynaha Khaatumo iyo Somaliland; dagaalo ciidamadiisa iyo kuwo puntland dhexmaray, iyo arrimo kale, wuxuuna ugu danbayn dadweynaha reer khaatumo ugu baaqay inay jabhada xoreynta khaatumo taageeraan, isla markaana qof walba sida uu uga qayb qaadan karo halganka ay ku jiraan uu uga qayb qaato.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

TOPNEWS:-Isbadal ku yimid doorashada puntland ee 2019 maxay tahay sababtu?
- Jun 22, 2018
Iyada oo lagu waday in doorashada xilka madaxweyne ee puntland ay dhacdo bilawga sanadka ...
Somaliland Oo Ka Hadashay Maamulka Hawada Ee Somaliya Lagu Wareejiyay , Hanjabaad-na Dirtay
- Jun 22, 2018
https://youtu.be/zV5HiNUg9Hs
DHAGEYSO:-Xildhibaan soo dhaweeyay Heshiiskii dhexmaray Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya
- Jun 22, 2018
Xildhibaan Shariif Arwaax oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Galmudug ayaa ka hadlay ...