Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Maxay kawada hadleen madaxweynaha somaliland & Ra’iisal-Wasaaraha Itoobiya ka dib kulan ay wada yeesheen “

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, waxa uu magaalada Addis Ababa kulan la yeeshay Ra’iisal-Wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn, waxaana xukuumadda Somaliland sheegtay in waxyaabihii laga wada hadlay ay ka mid ahayd u fududeynta xadka labada dhinac ee dadka codbixiyayaasha ah, maadaama maalinta berri ah ah guud ahaan Somaliland looga dareerayo codaynta doorashada madaxtooyada. Wasiirka Arrimaha Dibedda Dr. Sacad Cali Shire oo shir-jaraa’id maanta ku qabtay Hargeysa, kaas oo uu kaga hadlay socdaalkii Ethiopia.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-xildhiban cali xoosh oo ka warbixiyey go’aanka barlanaanka dhibista qalbi dhagax
- Nov 18, 2017
    https://www.youtube.com/watch?v=hSxNQSu0w9Y
MUUQAAL:-Xidhiban Odawaa ayaa sheegay in dhiibista Qalbi dhagax ay lamid tahay dhiibista qaranka oo dhan
- Nov 18, 2017
https://www.youtube.com/watch?v=OuHACMd7DYA  
MUUQAAL:-Wasiirka madaxtooyada somaliland oo war culus ku dhawaaqay
- Nov 18, 2017
  https://www.youtube.com/watch?v=7JrTeZ6kL9E