Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Kacdoon ay Wadaan Dhalinyaro Soomaaliyeed oo Soomaaliya ka Bilowday

Magaalooyinka Soomaaliya waxaa ka billowday kacdoon ay wadaan dhallinyaro is xalqaamay kuwaasoo ka qeyb qaadanaya horumarka dalka.

Dhallinyaradan ayaa ka dhiidhiyey dhibaatooyinka ka jira magaalooyinka dalkeena, waxaana ay billaabeen barnaamiyo lagu hormarinayo.

Haddaba Magaalada Baargaal ee Gobolka Gardafuu Waxaa Mudooyinkan ka socday olole aywadaan dhallinyaro isxilqaamay kuwaasoo Nadiifinaaya Xaafadaha Magaalada Baargaal iyo wadooyinka iyo agagaarka Magaalada
si loo soo celiyo bilicda iyo quruxdii Maagaalada

Dhallinyaradaas oo la baxay “WAAN DHISI KARNAA”, ayaa isu xilqaamay inay is abaabulaan oo ay si mutadawacnimo ah ugu shaqeeyaan  uguna nadiifiyaan Magaaladooda iyo wadooyinkooda iyo meel kasta oo wax qabad
u baahan oo dalkooda kamid ah

ololahan ay bilaaeen oo ay fuliyeen dhalinyaradan iskood isu soo abaabulay ayaa aad looga soo dhaweeyay deegaanka iyo sida durba ay bilicii magaalada dib ugu soo cesheen

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-xildhiban cali xoosh oo ka warbixiyey go’aanka barlanaanka dhibista qalbi dhagax
- Nov 18, 2017
    https://www.youtube.com/watch?v=hSxNQSu0w9Y
MUUQAAL:-Xidhiban Odawaa ayaa sheegay in dhiibista Qalbi dhagax ay lamid tahay dhiibista qaranka oo dhan
- Nov 18, 2017
https://www.youtube.com/watch?v=OuHACMd7DYA  
MUUQAAL:-Wasiirka madaxtooyada somaliland oo war culus ku dhawaaqay
- Nov 18, 2017
  https://www.youtube.com/watch?v=7JrTeZ6kL9E