Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Shirkii Wasaaradda Arimaha Gudaha Somalia iyo kuwa Dowlad Goboleedyada Oo Muqdisho Ka Furmay

Shirkaan ayaa ah mid Wadatashi oo u dhaxeeyaa Wasaaradaha
Arrimaha Gudaha Dowlad goboleedyada iyo Maamulka Gobolka Banaadir.

Shirkaan ayaa waxa uu socon doonaa mudo laba maalin ah waxaana diirada
lagu saarayaa Dhismaha Golaha Deegaanka Dowladaha Hoose ee dalka.

Cabdi Faarax Siciid Juxa Wasiirka Wasaaradda Arrimha Gudaha Soomaaliya
oo shirkaasi furay ayaa sheegay in shirkaan uu yahay mid xogta leysku
dhaafsanayo isla markaana lagu wadatashanayo.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

TOPNEWS:-Isbadal ku yimid doorashada puntland ee 2019 maxay tahay sababtu?
- Jun 22, 2018
Iyada oo lagu waday in doorashada xilka madaxweyne ee puntland ay dhacdo bilawga sanadka ...
Somaliland Oo Ka Hadashay Maamulka Hawada Ee Somaliya Lagu Wareejiyay , Hanjabaad-na Dirtay
- Jun 22, 2018
https://youtu.be/zV5HiNUg9Hs
DHAGEYSO:-Xildhibaan soo dhaweeyay Heshiiskii dhexmaray Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya
- Jun 22, 2018
Xildhibaan Shariif Arwaax oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Galmudug ayaa ka hadlay ...