Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Masuuliyiinta Garoonka Aadan Cadde oo beeniyay war la faafiyay

Mas’uuliyiinta Garoonka Aadan Cadde ayaa faahfaahin ka bixiyay
Xaaladda Ammaan ee garoonka oo maalmihii lasoo dhaafay la sheegayay in
ay ka jirto khatar Amni.

Qaar ka mid warbaahinta ayaa tabinaayay maalmihii lasoo dhaafay in
shaqadii garoonka isbadel lagu sameeyay Qaraxyo laga cabsi qabo in ay
ka dhacaan garoonka Aadan Cadde.

Maareeyaha Garoonka Aadan Cadde Cabdi Ashkir Jaamac ayaa sheegay in uu
ballaaran yahay garoonka,islamarkaana si gaar ah loo xiray qeybta
Xalane ee garoonka sababtuna ay tahay in Amniga garoonka dib u habeyn
lagu sameeyo.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. puntland boy says:

    Garoonka Aaden Cade yaan la fududeeysan amnigiisa, Waxaa xaqiiqa ah inuu leeyhay cadow badan oo Soomaali iyo shisheeye rabana ineey fashikiyaan Qaran nimada Somaliya kana xun in hawada Soomaliya aan la soo wareego




ad

Latest News

TOPNEWS:-Isbadal ku yimid doorashada puntland ee 2019 maxay tahay sababtu?
- Jun 22, 2018
Iyada oo lagu waday in doorashada xilka madaxweyne ee puntland ay dhacdo bilawga sanadka ...
Somaliland Oo Ka Hadashay Maamulka Hawada Ee Somaliya Lagu Wareejiyay , Hanjabaad-na Dirtay
- Jun 22, 2018
https://youtu.be/zV5HiNUg9Hs
DHAGEYSO:-Xildhibaan soo dhaweeyay Heshiiskii dhexmaray Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya
- Jun 22, 2018
Xildhibaan Shariif Arwaax oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Galmudug ayaa ka hadlay ...