Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHEGAYSI+SAWIRRO:- Duqa Degmada Gaalkacyo Oo Dhiiri-galiyey Dhalinyarada Shirweynaha uga furmay Gaalkacyo.

Shirweyne maanta dhalinyarada isxilqaamayaasha Puntland  uga furmay degmada Gaalkacyo ayaa waxaa ka qayb galay Masuuliyiin ay kamid yihiin Duqa degmada Gaalkacyo gudoomiyaha gobolka Mudug Isimo iyo marti sharaf kale.

Duqa degmada Gaalkacyo Maxamuud Yaasin Axmed Tumey oo ugu horayn ka hadlay shirkaasi ayaa sheegay  inay dhalinyarada Soomaaliyeed Gaar ahaana kuwa Puntland ay dhisi karaan dalkooda isla markaana xiligan ay ka muuqato dadaal waxqabad ayna tahay in lagu dhiiri galiyo.

Gudoomiyaha gobolka Mudug  Xassan Maxamed Khaliif ayaa dhankiisa wuxuu sheegay dawlada Hore ee Soomaaliya inay Bur-Buriyeen dhalinyarada Soomaaliyeed isla markaana kuwii dhisi lahaa ay yihiin dhalinyarada xiligan ku hawlan bilic soo celinta degmooyinka Puntland.

Faadumo Axmed Gaashan qaban qaabiyaasha shir weynahan wadda tashigga dhalinyarada Isxilqaamayaasha Puntland ayaa halkaasi kusoo dhawaysay dhamaan dhalinyarada ka socota degmooyinka kaladuwan ee Puntland sida Boosaaso,Qardho,Carmo,Waaciya,Garowe iyo Gaalkacyo.

Hoos ka dhagayso Codka Duqa

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. runta sheeg says:

    garowe iyo gaalkacyo isla beelahii cumar maxamuud, carab saalax, leelkase baa dega oo matala, ciise maxamuud garowe afkey kasheegtaan mooye qeyb bey ka degaan.

  2. runta sheeg says:

    saadaalmedia, mahadsanid




ad

Latest News

MUUQAAL:-xildhiban cali xoosh oo ka warbixiyey go’aanka barlanaanka dhibista qalbi dhagax
- Nov 18, 2017
    https://www.youtube.com/watch?v=hSxNQSu0w9Y
MUUQAAL:-Xidhiban Odawaa ayaa sheegay in dhiibista Qalbi dhagax ay lamid tahay dhiibista qaranka oo dhan
- Nov 18, 2017
https://www.youtube.com/watch?v=OuHACMd7DYA  
MUUQAAL:-Wasiirka madaxtooyada somaliland oo war culus ku dhawaaqay
- Nov 18, 2017
  https://www.youtube.com/watch?v=7JrTeZ6kL9E