Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

TOP-DHAGEYSO:-Mooshinkii Xildhibaanada Koonfur-Galbeed Ee Shariif Xasan Oo Gaaray Meeshii Ugu Dambeysay

Weli waxaa taagan xildhibaanada sheegaya in ay mooshin ka dhan ah ka wadaan Magaalada Baydhabo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Maalin ka hor waxaa Baydhabo kulan ku yeeshay Xildhibaano sheegay in ay gaarayaan ilaa 91 Mudane,kuwaas oo shaaciyay in ay gudbinayaan intabadana ay saxiixeen mooshinkii xilka qaadista.

Xildhibaan Dubad oo ka mid ah Baarlamaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo la hadlay Dalsan ayaa sheegay in Shariif Xasan uu ku fashilmay Shaqadii loo igmaday isla markaana Xildhibaanada Koonfur Galbeed ay ka Go’an tahay in ay xilka ka qaadaan.

Marka laga soo tago hadalka Xildhibaanada weli wax jawaab ah kama uusan ka bixin Shariif Xasan Sheekh Aadan oo Muqdisho uga qeyb galaya shirka Madaxda Qaranka iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada dalka ka jira.

Hoos Ka Dhageyso Waresyiga Xildhibaanka

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO+SAWIRO:-Madaxwayne ku xigeenka Somaliland oo diirada saaray caasimada Puntland & Hanjabaad uu warbaahinta u mariyay
- Jan 22, 2018
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ismaaciil Saylici iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray ...
DHAGEYSO:-Suldaan Guud ee beelaha Somaliland” Hadii Aanu Nahay Garxaajis Dagaal Ayaanu Qaadi Doonaa”
- Jan 22, 2018
Suldaan Guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan  Cabdiqaadir ayaa waxaa uu si adag ...
DHAGEYSO:-Wakhtiga La Qabanaayo Shirkii Beelaha Garxaajis Oo La Shaaciyey
- Jan 22, 2018
Guddidii qaban qaabada shir weynaaha beelaha Garxaajis ayaa waxaa ay si rasmi ah ugu dhawaaqeen ...