Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

MUUQAAL+SAWIRRO:-Madaxweyne Farmaajo Oo Maanta Shir Guddoomiyay Shirka Golaha Amniga

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta shir guddoomiyay shirka Golaha Amniga Qaranka, kaasoo ay ka qeyb galeen Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada, Golaha

Shirkan ayaa looga hadlayay siyaasadda ammaanka qaranka iyo sidii loo dardar gelin lahaa dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

Shirkan oo ah kii labaad oo ammaanka Qaranka lagaga tashanayo waxaa lagu wadaa in la isku raaco sidii loo qaadi lahaa hawlgal midaysan oo Al-Shabaab lagaga saarayo dalka laguna soo celinayo kala danbaynta iyo amaanka wadanka oo dhan.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa shirka ka sheegay in loo baahan sidii loogu diyaar garoobi lahaa dagaal ka dhanka ah Al-Shabaab, isla markaana looga saari lahaa deegaanada ay gacanta ku hayaan.

Waxaa kaloo shirka looga hadlay qorshaha Difaaca Qaranka oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Difaaca iyo dhismaha ciidamada qalabka sida.

Shirkan ayaa ahaa mid ka baxsanaa shirka Wadatashiga ee Madaxda dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada uga socda magaalada Muqdisho, kaasoo galay maalintii shanaad.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Abdulqadir Tallman says:

    Wallee Farmaajo talo farihiisa waa ka baxday. Waa asaasaqay oo hadda ayuuba keenay ciidan Xabashi , sidii adeerradii
    Cabdullaahi Yuusuf iyo Cumar Xaaji Masale.




ad

Latest News

DHAGEYSO+SAWIRO:-Madaxwayne ku xigeenka Somaliland oo diirada saaray caasimada Puntland & Hanjabaad uu warbaahinta u mariyay
- Jan 22, 2018
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ismaaciil Saylici iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray ...
DHAGEYSO:-Suldaan Guud ee beelaha Somaliland” Hadii Aanu Nahay Garxaajis Dagaal Ayaanu Qaadi Doonaa”
- Jan 22, 2018
Suldaan Guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan  Cabdiqaadir ayaa waxaa uu si adag ...
DHAGEYSO:-Wakhtiga La Qabanaayo Shirkii Beelaha Garxaajis Oo La Shaaciyey
- Jan 22, 2018
Guddidii qaban qaabada shir weynaaha beelaha Garxaajis ayaa waxaa ay si rasmi ah ugu dhawaaqeen ...