Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

AKHRISO:-Cabdullaahi Xaaji Xasan (Pushkin) oo ka mid noqday dadkii lagu dilay weerarkii Hotel Naaso-Hablood-2

Marxuum Cabdullaahi Xaaji Xasan (Pushkin) ayaa ka mid noqday dadkii lagu dilay weerarkii lagu qaaday Hotel Naaso-Hablood-2 ee magaalada Muqdisho, kaasoo geeridiisa aad looga wada naxay.

Waxaa Marxuum Cabdullaahi Pushkin uu ahaa shaqsi aad looga yaqaan Soomaaliya, kaasoo xilal kala duwan kasooo qabtay dawladdii dhexe ee hoggaaminayay Marxuum Gen. Maxamed Siyaad Barre, waxaana uu soo noqday Agaasimaha Hotel Alcuruuba iyo Agaasimaha Maamulka Lacagta ee Wasaaradda Warfaafinta iyo Hanuununta Dadweynaha.

Waxaa Marxuumku uu ifka u tagay 9 caruur ah iyo Hooyadood, kuwaasoo kala ah:- 5 gabdhood iyo 4 wiil.

Marxuum Cabdullaahi Xaaji waxaa ka mid ahaa Jaaliyadda Qurba-joogta ah, kaasoo asaga iyo xaaskiisa iyo caruurtaba ay deganaayeen magaalada Birmingham ee cariga Ingiriiska, hase yeeshee waxaa bilooyinkii ugu dambeeyay uu joogay magaalada Muqdisho.

 

 

Daahir F. Afdheere

Email.owsame1@yahoo.com

————————————–

Saadaal.com

Saadaalnews@gmail.com

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Shariif Sheekhuna Maye oo isku soo sharaxay xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka (Akhriso)
- Apr 19, 2018
Shariif Sheekhuna Maye oo kamid Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa maanta shaaciyay in uu isku ...
DHAGEYSO+SAWIRO:-Masuuliyiin katirsan maamulka degmada Caabudwaaq oo ka qayb galay Xaflad loo qabtay isku aadka tartanka kubada cagta ah
- Apr 19, 2018
Masuuliyiin katirsan maamulka degmada Caabudwaaq ayaa ka qayb galay Xaflad loo qabtay isku aadka ...
DHAGEYSO:-Maamulka Degmada Yaaqshiid” Al-shabab Dil & Dhaawac ayaan ugeysanay”
- Apr 19, 2018
Ciidanka Nabad Sugidda iyo sirdoonka Qaranka  Soomaaliya iyo Afar nin oo ka tirsan ururka ...