Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHEGAYSO:-Cabdiweli Gaas Oo Aqbalay Gogasha Wada-hadalka Ee Uu Madaxweyne Farmaajo Ugu Yeeray Madaxda Maamul-Gobaleedyada

Madaxweynaha dawladda Puntland Ahna guddoomiyaha Golaha Iskaashiga dawladdaha Xubnaha ka ah DFS ayaa ka hadlay gogosha wadatashi ee uu fidiyey Madaxweynaha dawladda Fadaraalka Soomaaliya Mudane. Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo.

Gaas ayaa shaaciyey isagoo ku hadlaya afka golaha in ay aqbaleen baaqa Madaxweynaha ayna ka qeyb galayaan shirka wada tashiga ah ee lagu qabanayo Muqdisho.

”Madaxweynaha dawladda Fadaraalka Soomaliya ayaa noosoo diray casuumad 28-ka bisha October 2017 inaanu  isugu nimaadno xamar, waxaan rabaa inaan sheego anigoo ku hadlaya magaca dawladdaha xubnaha ka ah Dawladda Fadaraalka Soomaaliya inaan aqbalay casumaaddaas kana qayb gelayno shirkaa isaga ah” ayuu yiri Gaas.

Hadalkan ayuu Gaas ka jeediyey Munaasabad lagu soo dhoweynayey gudoonka labada aqal ee baarlamanka Somalia iyo wufuud ay hogaaminayaan oo maanta gaaray magaalada Garowe.

Madaxweynaha Somalia ayaa madaxda dowlad goboleedyada ku casuumay shir wada tashi ah oo ka dhacaya Muqdisho 28-ka bishan si xaliyo Mad-madowga soo kala dhex galay.

HOOS KA DHAGAYSO

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO:-Wasiirka Boostada & Isgaarsiinta oo soo xiray Shirka Xifadleyda Teknolojiyada Soomaaliya
- Oct 22, 2018
Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada ayaa si rasmi ah u soo xiray shirweynaha 3aad ...
TOOS:-Xaruunta Tala soo jeedinta Somaliyed oo Dood kusaabsan Doorka Ay Culimada Ahlu-sunny Wal jamaaca Ka qaadan Karaan Sugida Amniga
- Oct 22, 2018
[embed]https://www.facebook.com/sbcsomalitv/videos/2184875958417760/[/embed]
DHAGEYSO:-Baydhabo Oo Dib Loo Fasaxay Gaadiidka Bajaajta Iyo Noah Oo Markii Hore La Mamnuucay
- Oct 22, 2018
16 Bishaan ayaa War ka soo baxay Booliiska baydhabo lagu joojiyay in magaaladaas ay ...