Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Cabdiweli Gaas”Xukuumadda Soomaaliya Waxba Lagama Waydiinayo Arimaha Dantu Noogu Jirto Haddaan Nahay Madaxda Maamul-Goboleedyada”

Madaxweynaha Dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, oo loo doortay Hoggaamiyaha madasha ay ku midaysanyihiin madaxda shanta maamul-goboleed ee dalka ayaan ka waraysanay hindisaha madasha iyo sababta loo aasaasay xiligan wuxuuna si cad u sheegay in arimaha ay dani ugu jirto madaxda maamul goboleedyada dalka ayna kala tashan doonin madaxda xukuumadda Soomaaliya

Xuquuqda waraysigaan waxaa isla  leh Radio Daljir

GOOS KA DHAGAYSO

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Taliye ku xigeenkii NISA oo xog xasaasi ah bixiyay kana hadlay shaqo joojintii lagu sameeyay
- Jul 19, 2018
Taliye xigeenkii hore ee hay’adda Nabad Sugidda NISA Ismaaciil Cismaan aya si faah faahsan  ...
DAAWO:-Magaalada Taageer ee Degmada Baargaal oo lagu caleema saaray Nabadoon C/laahi Nabadoon Caynab
- Jul 19, 2018
Magaalada Taageer ee Degmada Baargaal ee gobalka Gardafuu waxaa lagu caleema saaray Nabadoon Cabdulaahi ...
DHAGEYSO+SAWIRRO:-Xaflad lagu furayay Sanad Dugsiyeedka Iskuulka Agoonta oo lagu qabtay magaalada Caabudwaaq
- Jul 19, 2018
Xaflad lagu furayay Sanad Dugsiyeedka Iskuulka Agoonta ayaa lagu qabtay magaalada Caabudwaaq ee gobalka ...