Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO+SAWIRRO:-Ujeedka Guddoomiyaha Xisbiga Waddani C/raxmaan Cirro Oo La Kulmay Ra’isul-Wasaaraha Ethiopia Kadibna Warbaahinta Hargaysa Kula Hadlay

Warsaxaafadeed:- Musharaxa Madaxweyne ee xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo socdaal ku tagay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia ayaa  kulan la yeeshay Raysal Wasaaraha dalka Ethiopia Hailemariam Desalegn Iyo Wasiirka Arimaha Dibada dalkaasi Dr Workneh Gebeyehu.

Weftiga Gudoomiyaha Xisbiga Waddani, ahna Musharaxa  Madaxweyne ee xisbigaasi ayaa markii uu ka soo dagay Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Addis Ababa si Baratakool sare ah lagu soo dhaweeyey weftiga.

Dhanka kale Musharaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciro Maxamed Cabdilaahi Ciro iyo wafti uu hogaaminaayo ayaa hargaysa ku laabtey ka dib safar laba maalmood qaatey oo ay ugu maqanaayeen dalka Itoobiya

Ugu Horeyn Musharax Cabdiraxmaan Ciro ayaa sheegay in warka ku saabsan safarkii ay ku tageen dalka Itoobiya uu ka mihiimsan yahay Xildhibaan Nacnac oo maanta shaaciyey in uu xisbiga Waddani Ku Biiray.

HOOS KA DHAGEYSO

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Barlamanka puntland oo walaac ka muujiyay arimaha xajka ee sanadkan
- Jul 15, 2018
Gudoomiyaha gudiga Cadalada iyo Arimaha dastuurka Baarlamanka Puntland Axmed jaamac Cabdulle iyo Gudoomiyaha gudiga ...
AKHRISO:-Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Xil ka Qaadis Sameeyay Gudoomiye Cusubna Magacaabay,
- Jul 15, 2018
Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir Ahna duqa Magaalada Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisoow ayaa ...
MUUQAAL:-Wasiiradii Ugu Badnaa ee Puntland oo Gaadhey Duleedka Tukaraq
- Jul 15, 2018
Furimaha dagaalka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa waxaa gaadhay xubno katirsan golaha wasiirada dowladda ...