Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO+SAWIRO:-Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo cadaado ku laabtey baaqna u diray Shacabka Galmudug

Waxaa  Magaalada Cadaado  dib ugu laabtay Madaxweynaha Maamulkaas Axmed Ducaale Geelle Xaaf kaas oo Kismaayo kaga qeyb galay shirkii Madaxda dowlad goboleedyada ee shalay lagu soo afmeeray halkaas.

Xaaf, ayaa waxaa garoonka Diyaaradaha ku soo dhaweeyay xildhibaano ka tirsan kuwa Galmudug, xubno ka tirsan Golha Wasiirada iyo qaar ka mid ah Shacabka ku nool Magaalada Cadaado.

Soo dhaweyn kadib Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa sheegay in shirkii uu uga qeyb galay kismaayo qodobadii ka soo baxay ay noqon doonaan kuwa Shacabka Soomaaliyed lagu badbaadin doono.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Taliye ku xigeenkii NISA oo xog xasaasi ah bixiyay kana hadlay shaqo joojintii lagu sameeyay
- Jul 19, 2018
Taliye xigeenkii hore ee hay’adda Nabad Sugidda NISA Ismaaciil Cismaan aya si faah faahsan  ...
DAAWO:-Magaalada Taageer ee Degmada Baargaal oo lagu caleema saaray Nabadoon C/laahi Nabadoon Caynab
- Jul 19, 2018
Magaalada Taageer ee Degmada Baargaal ee gobalka Gardafuu waxaa lagu caleema saaray Nabadoon Cabdulaahi ...
DHAGEYSO+SAWIRRO:-Xaflad lagu furayay Sanad Dugsiyeedka Iskuulka Agoonta oo lagu qabtay magaalada Caabudwaaq
- Jul 19, 2018
Xaflad lagu furayay Sanad Dugsiyeedka Iskuulka Agoonta ayaa lagu qabtay magaalada Caabudwaaq ee gobalka ...