Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGAYSO WAREYSI KULUL:-Aqoonyahan Cabdiqaadir Jengali Oo ka Waramay Go`aanka Ay Gareen Maamul-Gobaleedyada, Fursadii DF Lumisay & Jawaabta Madaxda

Waraysigan oo dhinacyo badan uu kaga waramay Aqoonyahan C/qaadir Jengeli , sida war murtiyeedka ay soo saareen Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedadu kana soo saareen shirkoodii magaalada Kismaayo 10/11/17. ku soo geba gebeeyeen . Sidoo kale wuxuu ka waramay Dowlada federalka oo ka gaabisay iney xaliso khilaafka ay dowlad goboleedadu tirsanayaan iyo ka hortegid la’aanta dowladda ee shirkaasi Kismaayo.

Sidoo kale wuxuu balbalaariyey dhaliisha ka muuqata jawaabta uu Madaxweyne Farmaajo iyo Raiisal wasaare Khayre ka bixiyeen go’aamada ka soo baxay shirkii Kismaayo ee madaxda dowlad goboleedada.

HOOS KA DHAGAYSO

 

Weriye  Dhegood

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. wadaad yare says:

    Dowladdu iyadaa isku koobtey Muqdisho oo aysan u degsaneyn siyaasad wax ku ool ah oo ku wajahan gobollada. Wixii dhaqaale lasoo baryeyna Muqdisho ayaa isku koobtey. Kabbacdi dadkii oo gaajoonaa, wixii lasoo baryeyna aan wax laga siin ayaa la leeyahey maad meel cidlaa iska fadhisaan annagu aan magaciinna kusoo qaraabannee qarannimadii ayaad meel uga dhacdeene!

    Bal aqliga ceynkaasa eega.
    Haddey dakhliga airportiga iyo kaalmada caalamigaa wax ka siin lahaayeen gobollada baahida saa,idkaa qaba oo awalba Muqdisho ku xirnaa, kama aysan hoos bixi laheyn. Markey 3 maamul goboleed iyo caasimaddii heystaanna labada kale kuma dhiirradeen iney DF kaa oo madaxdeedu cusubtahey ay ka hoos baxaan. Oo waxaa Soomaalida dhan ay oran laheyd “bal eega iimaan la,aantooda iyadoo nin Daarood ah uu dalka madax ka yahey ayey kaligood ka soo hor jeesteene”!
    Axmed Madoobe iyo Gaas tolkood ayaa qaban lahaa oo ku kici lahaa haddey kaligood DF kaa ka goostaan.
    Laakiin hadda 5 tii maamul gobolba niman aan midna ka heyn si wax loola qabto lama yaqaanno oo iyagaa gabey howshoodi. Facebook comments yo laga buuxiyo ma ahan siyaasadduye waa “hoo iyo isii”.




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Madaxweynaha Galmudug oo Farmaajo Dartiis u Bedelay Mowqifkiisii Adkaa ee,,,,,,,,,
- Oct 20, 2017
DHAGEYSO:-Madaxweynaha Galmudug oo Farmaajo Dartiis u Bedelay Mowqifkiisii Adkaa ee,,,,,,,,, HALKAAN KA EEG
MUUQAAL:Xubno baarlamaan oo ka socday Israel oo lagu khasbay inay ka baxaan shirkii baarlamaanka adduunka
- Oct 20, 2017
Afhayeenka baarlamaanka dalka Kuweyd Marzouq Al-Ghanim,  oo ka qaybgalay kulankii baarlamaanada adduunka kiisii 137-aad ...
Dhageyso:-Madaxweyne Xaaf Oo Dalbaday In Uu Wadahadal La Galo Dowladda Soomaaliya
- Oct 20, 2017
Axmed Ducaale Geelle Xaaf, Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug oo Warbaahinta shir jaraa’id  Qadka taleefonka ugu qabtay ...