Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO JAWAAB KULUL:Ra’iisal Wasaare Kheyre: ”Qofna ka ogolaan meyno dhaliil dalka lagu duminayo”

Ra’isalwasaare Kheyre oo si adag uga hadlaya xaalada siyaasada dalka, wuxuu caawa yiri “Hadii ay jiri jirtay Marka isjiid jiid yimaado Madaxdu inay Niyad Jabto Madaxda Idin hortaagan maahan kuwaas.

Haday jirto qof Soomaaliyeed oo ka welwelsan maalma la qeyqeylinaya ama buuq siyaasadeed baa dhacaya sidaa daraadeed Madaxda qolkeedii bay ku laabanaysa, waxaan idiin ballan qaadaya in aan idinla mari doono illaa meesha u danbeysa aan tegi doono.

Waxaan soo jeedinaya inaan meel ugasoo wada jeesano shacab iyo Dowladdba kuwa doonaya in ay dumiyaan waxa yar ee inoo dhismay, waa inaan qofka aan doorano oo Madaxda inoo ah oo Madaxweynaheena iyo Guddoomiyaheena ay ugu horeeyaan iyo Wasiiradeena inaan siino fursad ay dalka wax ugu qabtaan.

Inaan ku bedelano dhaqankii ahaa anigu hadaanan wax helin dalkaa la duminaya, dalkaa kaa horeeya adiga! In aan ogaano in qofkasta, Xisbi kasta iyo Koox kasta ay ka weynyihiin, Jiritaanka Calanka, Nabadda iyo Dowladnimada.

Mar walba meel ayeey taariikhda ka billaabataa maantay oo ay tahay, 63 sano-guuradii kasoo wareegtay markii Calankeena dhidibada loo taagay, cida doonaysa in ay ka mid noqoto taariikhda cusub oo dalka laga sameyn doono, waxaan lee’ahay kaalay anaga nasoo raac”

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Madaxweynaha Galmudug oo Farmaajo Dartiis u Bedelay Mowqifkiisii Adkaa ee,,,,,,,,,
- Oct 20, 2017
DHAGEYSO:-Madaxweynaha Galmudug oo Farmaajo Dartiis u Bedelay Mowqifkiisii Adkaa ee,,,,,,,,, HALKAAN KA EEG
MUUQAAL:Xubno baarlamaan oo ka socday Israel oo lagu khasbay inay ka baxaan shirkii baarlamaanka adduunka
- Oct 20, 2017
Afhayeenka baarlamaanka dalka Kuweyd Marzouq Al-Ghanim,  oo ka qaybgalay kulankii baarlamaanada adduunka kiisii 137-aad ...
Dhageyso:-Madaxweyne Xaaf Oo Dalbaday In Uu Wadahadal La Galo Dowladda Soomaaliya
- Oct 20, 2017
Axmed Ducaale Geelle Xaaf, Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug oo Warbaahinta shir jaraa’id  Qadka taleefonka ugu qabtay ...