Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHEGAYSO: Cabdiwali Gaas Oo Ka Hadlay Waxa Ay Isku Hayaan Dawladda Dhexe Iyo Shirkii Kismaayo Oo Soo Dhamaaday

Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Gaas ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku saabsan shirkii Kismaayo kusoo dhamaaday iyo sida uu noqon doono Xiriirka dowladda iyo Maamul Goboleedyada xilli uu wareysi siinayey Idaacadda VOA qeybteeda Afka Soomaaliga.

Cabdiweli Gaas ayaa la waydiiyey dhawr arrin oo ay ugu muhiimsaneyd qodobada laga soo saaray Shirka iyo haddii ay Dastuuka Waafaqsan yihiin, sidoo kalana waxaa wax laga waydiiyey go’aanka kasoo baxay kadib haddii ay dowladda Soomaaliya wada hadal la yeelan doonaan.

Cabdiweli Gaas ayaa sheegay inay iyaga mar kasta ku taagan yihiin Dastuurka isla markaasna ay diyaar u yihiin in lagu dhaqmo, wuxuuna sheegay inaysan is dagaashaneyn dowladda iyo Maamul Goboleedyada balse la iskum fahmi la’yahay arrimo uu ku tilmaamay inay yihiin Masiiri.

Cabdiweli Gaas ayaa sidoo kale sheegay inay dowladda Soomaaliya mar kasta wada hadlaan isla markaasna aysan diidaneyn wada shaqeynta Dowladda.

Mar wax laga waydiiyey dhibaatada ugu jirto inay taageeraan go’aanka dowladda ee dhex dhexaadnimada ah iyo haddii ay wax faa’ido ah ku qabaan taageerada ay u muujiyeen Imaaraadka ayuu Gaas sheegay inaysan dowladda dhexe Arrinta Khaliijka dhex dhexaad ka aheyn balse ay la safatay dalka Qatar sida uu hadalka u dhigay.

HOOS KA DHAGEYSO

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Madaxweynaha Galmudug oo Farmaajo Dartiis u Bedelay Mowqifkiisii Adkaa ee,,,,,,,,,
- Oct 20, 2017
DHAGEYSO:-Madaxweynaha Galmudug oo Farmaajo Dartiis u Bedelay Mowqifkiisii Adkaa ee,,,,,,,,, HALKAAN KA EEG
MUUQAAL:Xubno baarlamaan oo ka socday Israel oo lagu khasbay inay ka baxaan shirkii baarlamaanka adduunka
- Oct 20, 2017
Afhayeenka baarlamaanka dalka Kuweyd Marzouq Al-Ghanim,  oo ka qaybgalay kulankii baarlamaanada adduunka kiisii 137-aad ...
Dhageyso:-Madaxweyne Xaaf Oo Dalbaday In Uu Wadahadal La Galo Dowladda Soomaaliya
- Oct 20, 2017
Axmed Ducaale Geelle Xaaf, Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug oo Warbaahinta shir jaraa’id  Qadka taleefonka ugu qabtay ...