Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

AKHRISO:-Duqa Degmada Gaalkacyo Oo Sheegay War U Fiican Dhalinyarada Puntland

Xili magaalada Gaalkacyo ay ka bilowdeen shaqada urur dhalinyaro ah oo iskood isug taagay kuwaas oo dhamaan gobolada deegaanada Puntland ay ku daydeen ayey hada wadaan qorshe lagu midaynayo dhalinyaradaasi u istaagay Hormarinta degmooyinkooda.

Gudoomiyaha golaha deegaanka Degmada Gaalkacyo ahna duqa magaalada  Maxamuud Yaasin Axmed Tumay ayaa sheegay inay ka degmo ahaan soo dhawaynayaan qorshe walba oo lagu taageerayo dhalinyarada u istaagay Qurxinta Bilicda magaaladooda waxaana sidoo kale uu sheegay inay Gaalkacyo marti galinayso dalad ay ku midaysan yihiin guud ahaan dhalinyarada.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Barlamanka puntland oo walaac ka muujiyay arimaha xajka ee sanadkan
- Jul 15, 2018
Gudoomiyaha gudiga Cadalada iyo Arimaha dastuurka Baarlamanka Puntland Axmed jaamac Cabdulle iyo Gudoomiyaha gudiga ...
AKHRISO:-Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Xil ka Qaadis Sameeyay Gudoomiye Cusubna Magacaabay,
- Jul 15, 2018
Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir Ahna duqa Magaalada Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisoow ayaa ...
MUUQAAL:-Wasiiradii Ugu Badnaa ee Puntland oo Gaadhey Duleedka Tukaraq
- Jul 15, 2018
Furimaha dagaalka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa waxaa gaadhay xubno katirsan golaha wasiirada dowladda ...