Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Faysal Cali Waraabe Oo Si Kulul Uga Hadlay Shir Ka Dhacay Burco”Somaliland In Labo Reer Iska Maamulaan Ma Ogalaan Doono”

Gudoomiyaha xisbiga  UCID  Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu si kulul uga Hadley shir beeleed dhawaan magaalada Burco ku dheex maray beelaha Habar Awal iyo Habar Jeclo Faysal ayaa sheegay in shirkaasi uu halis weyn u keeni karo amniga iyo xasiloonida Somaliland .

Sidoo kale Faysal Cali Waraabe waxaa uu si cad u sheegay in aaney suurto gal aheyn in laba reerood ay ku heshiiyaan Somaliland sida hagbada oo kale

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Sheekh Aadan Siiro”Wadamada Muslimiinta Qofku Isagoo Qaldan Ayaa Sacabka Loo Garaacaa”
- Dec 15, 2017
https://www.youtube.com/watch?v=ksLBnBkL3f4
AKHRISO:-Dowladda Federaalka Somalia oo xoojineysa isla-xisaabtanka ciidanka XDS
- Dec 15, 2017
Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo in muddo ah waday isla xisaabtanka hay'adaha Dowladda si loola ...
Xildhibaan Mahad Salaad oo sheegay in Soomaaliya loo qorayo Maleeshiyo beeleedyo iyo calooshood u shaqeystayaal
- Dec 15, 2017
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mid ah Golaha shacabka ayaa qoraal uu soo ...