Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DEG-DEG:- Shirkii Maamul-Gobaleedyada Kismaayo Uga Socday Oo War-murtiyeed Laga Soo Saaray

Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada hoose, ayaa waxaa lagu soo gaba gabeeyay Shirkii uga socday madaxda Maamul Goboleedyada, iyadoo la soo saaray Warmurtiyeed ku aadan Shirkaasi.

Madaxda Dowlad Goboledyada ayaa dhistay Gole ay ku mideysan yihiin Madaxweynayaasha Maamul Goboledyada, kaasi oo Gudoomiye looga dhigay Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali (Gaas).

Warmurtiyeedka ay soo saareen Madaxweynayaashii Kismaayo ku shiray oo ka kooban saddex Bog, ayaa si aad ah looga hadlay arrimaha ku aadan hanaanka Federalka iyo Doorka Dowlad Goboledyada ay ku leeyihiin.

HOOS KA AKHRISO WARMURTIYEEDKA

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (5)

  1. Abdiyare says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.
    walaahay wa cajiib hada iyo koox horlaa, AXMED MADOOBE, DADBUU ISKAHOREEYSIIYAY DAAHA HOSTIISANA ASAGAA KUJIRA RUNTII ANI WAXANA FILEEYNIN AYAA KASOOBAXAY WAXAANA HIRGALAY DANIHII IMAARADKA CARABTA EE AHAA IN DOWLAD SOMALIYA AYNA JIRIDOONIN KISMAYO WAXAA KASOOBAXAY DOWLADKALE OO CUSUB WANA NASIIBDARO.

    Dowlada somaliya waxaa loogafhadhiyaa ineey arinkaas fooshaxun si aqlikujiro ay oogahortagtaa ooy uburburusaa lakin fudeeyd iyo siyasad xoog ah waxba kumasoconkaraan tani waxay ubaahantahay siyasad iyo waayo aragnimo iyo dhaqaale lagukala furfuro ilahay waxan kabaryeeynaa inuu naguduwo tilabada somali udan ah aamiinn

  2. waasuge says:

    Waa su’aal sidee isku raaceyn 14 gobol madaxdooda .Mdaxdii dowladdii hore Hasan iyo shariif way kala ilaalin jireyn
    qaar baa gacanta uga jiray qaar kale na mucaarad . jawaaaaaaaaaaab??????????

  3. jubalander says:

    waxay ila tahay,war qurumeedka qodobkii ugu muhiimsanaa inay illoobeen oo ahaa in ay GENERALKA 5 taan GARAC xukuma oo meesha isugu geystay ia ay u mahad celiyaan, waa GENERAL GEBRE.jiq bay ku tahay,hadda ayuu mid mid u canaanan doonaa intuu addis uga yeero, sidii lo’odii iyakoo sii ordahaya ayaad arki mar dhow, cabdi ilbuun ayaa ugu horreyn doona,shariif sakiinn ayaa ku xigi doono,awsaakh awsaakh dhashay.

  4. Maxamed Xasan aamin says:

    Waxaad moodaa rag Dan soomaliyeed wada Iskumana kalsoona intooda meesha isugu tagtaykkkkkkkkkll. Wlhi waxa ii soo baxday wax sidaasad Iyo arin dawladeed yaqaanaba Ina aanay kuba jirin waxan gobolada loodoortay. War Marka ay bayaano u yeerinayaan dowladii dhaxe ayaga yaa usoo dhiibay liin dhanaantan ay tuujinayan? Maxay se karajaynayan dawlada dhexe Ma in ay aqbasho. Waxaan ufahmay arintaas in ay soomaaliya beec tahay Oo Ninkii walboo dano kaleh uu Gaas,Iyo Sakiin, Axmed madoobe uu la dhiilgarayn karo kkkkkkkkkkkkkkk. Quruxda Iyo qaranimada soomaliyeed na ay ragaas golaha gaarka sheegtay ay dhibayso. Waa mid laga yaqyaqsoodo. Wlhi waxaasi. Dawlada dhexe ayaana jaaniskaas siisay nimankaas ah Oo Marka horaba xadayn weysay Gaas Iyo Sakiin Iyo madoow” waa sadex dhibaato Oo Dalka ladagay magacyadooda ka dheeho

  5. Maxamed Xasan aamin says:

    International policies ayey rabaan in ay Ka jawaab celiyaan Iyagoo goboladooda shabaab kasaari weysan.
    Inlegal conference ayey bayaano kasoo jeediyeen kadib dawlada dhexe ayey rabaan in ay aqbasho.
    Hal booli ah nirig xalaala dhashay ayey wadaan.
    Siyaasinimay ceebeeyen. Kuwaan Waa cawrada soomaaliya ee madax yaan lagu sheegin.isaga midkaan Gaasku horey ayuu soomaaliya u gatay Oo waxaad arkaysaa isagoo daba dabaysanaya diplomacy yada Dalka jooga Oo ugu tagaya chancre yada ay ku sugan yihiin Oo ceebtu Ma dhibto Lkn kuwan kale Ayan layabanahay. Waleee emirate Ka labadiisi million wey hawlbaa kadambeysay. Lagu dhisay galaha qawlaysada soomaliyeed. Kkkkkkkkkkk




ad

Latest News

DHAGEYSO+SAWIRO:-Madaxwayne ku xigeenka Somaliland oo diirada saaray caasimada Puntland & Hanjabaad uu warbaahinta u mariyay
- Jan 22, 2018
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ismaaciil Saylici iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray ...
DHAGEYSO:-Suldaan Guud ee beelaha Somaliland” Hadii Aanu Nahay Garxaajis Dagaal Ayaanu Qaadi Doonaa”
- Jan 22, 2018
Suldaan Guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan  Cabdiqaadir ayaa waxaa uu si adag ...
DHAGEYSO:-Wakhtiga La Qabanaayo Shirkii Beelaha Garxaajis Oo La Shaaciyey
- Jan 22, 2018
Guddidii qaban qaabada shir weynaaha beelaha Garxaajis ayaa waxaa ay si rasmi ah ugu dhawaaqeen ...