Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

TACSI TIIRAANYO LEH:-Marxuum Sheekh Cabdi Muxumed Xayle Oo Ku Geeriyooday Magaalada Garbahaarey

Innaa lillaahi wa innaa eleyhi raajacuun !

Waxaa xalay saqdii dhexe oo ku beegan 10.10.2017 magaalada Garbahaarey ee xarunta gobalka Gedo ku geeriyooday Marxuum Sheekh Cabdi Muxumed Xayle, kaasoo maalmihii dambe aad ugu xanuunsanaa isla magaalada Garbahaarey

Geerida naxdinta leh ee ku timid Marxuum Sheekh Cabdi Muxumed Xayle ayaa waxaa looga tacsiyaynayaa dhammaan qoyska reer Muxumed Xayle iyo xaasaskii iyo ubadkii uu marxuumka ifka uga tagey.

Waxaa ehelada iyo asxaabta tacsida dirayo ay marxuumka ay eebbe uga baryayaan inuu janadii fardowsa ahayd ka waraabiyo, kitaabkiisana midigta ka siiyo, eheladii iyo qoyskii uu ka baxayna samir iyo iimaan waafi ah inuu eebbe ka siiyo. Aammiin, Aamiin.

Waxaana dadka tacsida dirayo ay magacyadoodu kala yihiin, sida hoos ku xusan:-

1). Cabdullaahi Muuse Tareey (Faratoon)

2). Maxamed Muuse Tareey

3). Maxamuud Muuse Tareey

4). Rashiid Sh. Xuseen. M. Tareey

5).Cali-Bishaar Sh. Xuseen M. Tareey

6). Ibraahim Sh. Xuseen M. Tareey

7). Axmed-Shire C/laahi M. Tareey

8).Cabdinaasir C/laahi M. Tareey

9). Cabduhaab C/laahi M. Tareey

10). Maxamed Daahir Xirsi Dhudi

11). Cali Sheekh Axmed (Cali-Taar)

12). Xuseen Aadan Warsame

13). Xasan Cali Bucul

14). Maxamed Xuseen Xirsi

15). Cabdullaahi Cabdirshiid Aadan

16). Cabdifataax Hire Xirsi (Dhudi)

17). Maxamed C/laahi Aadan  (Halaqeey)

18). Cabdullaahi Gaarane Dabcasar

19). Cabdirsaaq Maxamed Aadan (Canjeex)

20). Jeelle axmed Xuseen

21). C/laahi Cabdi Shire (Lugafallaar)

22). Daahir Faaarax Afdheere

23). Cabdi Warsame Xirsi Deer (Huruuse)

24). C/laahi Maxamed Cali (Giigiile)

25). Cumar Nuur Shire

26). Cumar Diiriye Cigaal

27). Xabiibo Cumar C/lle (Xabiibo Yareey)

28). Baarliin Cismaan Ugaas

29). Sucdi C/laahi Aadan (Ina Bacle)

30). Dahabo Cismaan Garaad

31). Fardowsa Cismaan Garaad

32). Luul Cabdi Shire (Lugafallaar)

33). Cadar Axmed Yuusuf (Afeey)

34). Nasteexo Axmed Yuusuf (Afeey)

Daahir F. Afdheere

Email.owsame1@yahoo.com

———————–

Saadaal.com

Saadaalnews@gmail.com

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Madaxweynaha Galmudug oo Farmaajo Dartiis u Bedelay Mowqifkiisii Adkaa ee,,,,,,,,,
- Oct 20, 2017
DHAGEYSO:-Madaxweynaha Galmudug oo Farmaajo Dartiis u Bedelay Mowqifkiisii Adkaa ee,,,,,,,,, HALKAAN KA EEG
MUUQAAL:Xubno baarlamaan oo ka socday Israel oo lagu khasbay inay ka baxaan shirkii baarlamaanka adduunka
- Oct 20, 2017
Afhayeenka baarlamaanka dalka Kuweyd Marzouq Al-Ghanim,  oo ka qaybgalay kulankii baarlamaanada adduunka kiisii 137-aad ...
Dhageyso:-Madaxweyne Xaaf Oo Dalbaday In Uu Wadahadal La Galo Dowladda Soomaaliya
- Oct 20, 2017
Axmed Ducaale Geelle Xaaf, Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug oo Warbaahinta shir jaraa’id  Qadka taleefonka ugu qabtay ...