Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Dhageyso:-Xukuumadda Soomaaliya”Cidkasta Oo Naga Soo Horjeeda Wadahadal Ayaan La Geleynaa”

Hadalkaan ayaa Waxaa sheegay Wasiirka Wasaarada Arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya Cabdi Faarax Siciid Juxa waxa uuna sheegay in qorshaha xukuumada Soomaaliya uu yahay dib u heshiisiinta iyo amniga.

Waxa uu sheegay in dalkaan Soomaaliya uu yahay mid la wada leeyahay isla markaana dowladda Soomaaliya ay wadahadal la geli doonto cid kasta oo dowladda ka soo horjeeda

Sidoo kale waxa uu sheegay in weli uu taagan yahay cafiskii Madaxweynaha Soomaliya uu u fidiyay dadka dowladda ka soo horjeeda.

Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Sheekh Aadan Siiro”Wadamada Muslimiinta Qofku Isagoo Qaldan Ayaa Sacabka Loo Garaacaa”
- Dec 15, 2017
https://www.youtube.com/watch?v=ksLBnBkL3f4
AKHRISO:-Dowladda Federaalka Somalia oo xoojineysa isla-xisaabtanka ciidanka XDS
- Dec 15, 2017
Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo in muddo ah waday isla xisaabtanka hay'adaha Dowladda si loola ...
Xildhibaan Mahad Salaad oo sheegay in Soomaaliya loo qorayo Maleeshiyo beeleedyo iyo calooshood u shaqeystayaal
- Dec 15, 2017
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mid ah Golaha shacabka ayaa qoraal uu soo ...