Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO WAREYSI:-Xildhibaan Maxamed Cabdi Yuusuf oo si kulul uga hadlay shirka maamul-gobaleedyada ee Kismaayo

Xildhibaan Maxamed Cabdi Yuusuf oo dhawaan uu wareysi la yeeshay wariye Durraan Cabdullaahi Shurwac ayaa si kulul uga hadlay shirka magaalada Kismaayo dhawaan uga furmay maamul-gobaleedyada.

Waxaa Xildhibaan Yuusuf uu shirka Kismaayo ku tilmaamay mid aan sharci ahayn, kaasoo eedayn culus u jeediyay madaxda maamul-gobaleedyada ee halkaas ku shirsan.

Xildhibaan Maxamed Cabdi Yuusuf waxaa wareysigiisa uu aad ugu dhaliilay oo ka soo hor jeestay nidaamka fedaraalka ah, kaasoo madaxda maamul-gobaleedyada ku sheegay inay yihiin kuwa ka shaqeeynaya danaha shisheeya oo doonaya inaanay Soomaali waligeed isu imaan.

Waxaa xildhibaanku uu sheegay in bulshada soomaaliyeed aanay qaadan karin nidaamka fedaraalka ah, kuwaasoo aan ahayn qowmiyado kala duwan oo dhiig iyo dhalasho ku kala qaybsan, hase yeeshee fedaraalku yahay mid ay shisheeyahu u keeneen oo ku kale qaybinayaan dadka Soomaaliyeed oo hal qowmiyad ah.

Ugu dambayntii waxaa xildhibaan Maxamed Cabdi Yuusuf uu umadda soomaaliyeed kula dardaarmey inay iska daayaan qabyaaladda oo u hoggaansamaan midnimada iyo qaranimada soomaaliyeed, isla markaana ay ka soo haraan nimanka maamul-gobaleedyada sheegta ee qabyaaladda ku dhisan.

HOOS KA DAAWO WAREYSIGA

 

Daahir F. Afdheere

Email.owsame 1@yahoo.com

—————————————–

Saadaal.com

Saadaalnews@gmail.com

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Madaxweynaha Galmudug oo Farmaajo Dartiis u Bedelay Mowqifkiisii Adkaa ee,,,,,,,,,
- Oct 20, 2017
DHAGEYSO:-Madaxweynaha Galmudug oo Farmaajo Dartiis u Bedelay Mowqifkiisii Adkaa ee,,,,,,,,, HALKAAN KA EEG
MUUQAAL:Xubno baarlamaan oo ka socday Israel oo lagu khasbay inay ka baxaan shirkii baarlamaanka adduunka
- Oct 20, 2017
Afhayeenka baarlamaanka dalka Kuweyd Marzouq Al-Ghanim,  oo ka qaybgalay kulankii baarlamaanada adduunka kiisii 137-aad ...
Dhageyso:-Madaxweyne Xaaf Oo Dalbaday In Uu Wadahadal La Galo Dowladda Soomaaliya
- Oct 20, 2017
Axmed Ducaale Geelle Xaaf, Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug oo Warbaahinta shir jaraa’id  Qadka taleefonka ugu qabtay ...