Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO MUUQAAL:-Dr. Cali Khaliif Iyo Xubno Kale Oo Booqday Gocondhaale Iyo Waxa Ay Kala Kulmeen Deegaanka

Cali Khaliif Galaydh madaxwaynaha maamulka Khaatumo iyo Xubno ka tirsan maamulka ayaa Booqday deegaanka Gocondhaalle ee Gobolka Cayn, Halkaasi oo laga sheegay inay Ka jiray Mudooyinkii dambe Xaalad adag.

Masuuliyiinta ayaa deegaanka ka qaybiyey Gurmad Caafimaad oo la sheegay inay Qayb ka gaysteen Qurbajoogta Khaatumo, Waxayna ka warbixiyeen xaalada deegaanka, Sidoo kalana waxay Fariin u direen dadka deegaankaasi.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Taliye ku xigeenkii NISA oo xog xasaasi ah bixiyay kana hadlay shaqo joojintii lagu sameeyay
- Jul 19, 2018
Taliye xigeenkii hore ee hay’adda Nabad Sugidda NISA Ismaaciil Cismaan aya si faah faahsan  ...
DAAWO:-Magaalada Taageer ee Degmada Baargaal oo lagu caleema saaray Nabadoon C/laahi Nabadoon Caynab
- Jul 19, 2018
Magaalada Taageer ee Degmada Baargaal ee gobalka Gardafuu waxaa lagu caleema saaray Nabadoon Cabdulaahi ...
DHAGEYSO+SAWIRRO:-Xaflad lagu furayay Sanad Dugsiyeedka Iskuulka Agoonta oo lagu qabtay magaalada Caabudwaaq
- Jul 19, 2018
Xaflad lagu furayay Sanad Dugsiyeedka Iskuulka Agoonta ayaa lagu qabtay magaalada Caabudwaaq ee gobalka ...