Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO+SAWIRO:-Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Oo Booqasho Ku Tagay Deegaanka Bariire

Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed Generaal Axmed Jimcaale Geedi “Cirfiid” iyo Madaxda Hooganada Saadka  iyo wardoonka Cidanka Xoogga Dalka ayaa safar ku tagay deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha hoose halkaasoo ay ku soo dhoweeyeen Saraakiil ka tirsan Ciidamada Xooga dalka oo uu kamid yahay Abaanduulaha Cidanka Xoogga Dalka  janeraal Cabduulaahi Cali Canood

Ujeedka socdaalka Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ee uu maanta ku tegay  deegaanka Bariire ayaa waxay tahay sidii uu Generaal Cirfiid ugu kuur gali lahaa xaalada ay ku sugan yihiin Ciidamada Xoogga dalka ee deegaanka iyo siday u socdaan howlgalka lagula dagalamayo  Al-Shabaab ee halkaasi ka socda.

Sidoo kale,Generaal Cirfiid oo  la hadlayay cutubyo ka tirsan ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan Bariire ayaa sheegay in halkaan la iska fadhin doonin, islamarkaana la qaadayo howlgal saf balaaran oo dalka looga saarayo Al-Shabaab ee hadda ku sugan qeybo yar oo ka mid ah Soomaaliya.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Atoore says:

    ASC.
    Dadka lagu sheegayo in ay yahiin ciidamo qaran waa Maleeshiyo beeleed.Waxaa ciidamo qaran la oran karaa ciidan ka wada kooban dhammaan wadanka soomaaliya.Kuwa hadda laga hadlayaa ma matali karaan soomaaliweeyn oo dad gaara baa leh ama ay u adeegayaan.




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Barlamanka puntland oo walaac ka muujiyay arimaha xajka ee sanadkan
- Jul 15, 2018
Gudoomiyaha gudiga Cadalada iyo Arimaha dastuurka Baarlamanka Puntland Axmed jaamac Cabdulle iyo Gudoomiyaha gudiga ...
AKHRISO:-Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Xil ka Qaadis Sameeyay Gudoomiye Cusubna Magacaabay,
- Jul 15, 2018
Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir Ahna duqa Magaalada Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisoow ayaa ...
MUUQAAL:-Wasiiradii Ugu Badnaa ee Puntland oo Gaadhey Duleedka Tukaraq
- Jul 15, 2018
Furimaha dagaalka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa waxaa gaadhay xubno katirsan golaha wasiirada dowladda ...