Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Ra’iisulwasaare Xasan Cali Kheyre”Waxaa La Jooga Waqtigii Shacabka Ay U Istaagi Lahayeen Dhismaha Dowladnimo”

Ra’iisulwasaaraha Xukuumada Soomaaliya oo Sheegay in la joogo Waqtigii shacabka ay u istaagi lahayeen Dhismaha Dowladnimada dalka .

Xasan Cali Kheyre Ra’iisulwasaaraha Dalka oo ka hadlayay Munaasabad lagu qabtay Muqdisho oo ku saabsaneed soo bandhigida waxyaabihii u qabsoomay Gudiga taakuleynta Ciidammada Qalabka sida ayaa Sheegay in loo bahanyaay in shacabku taageero Dowladnimada.

HOOS KA DHAGAYSO

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Atoore says:

    ASC.
    Cali Xassan Khayre wuu iska hadlay marka la yiri waxuu yiri hadda waxaa la gaaray markii wadanka la dhisi lahaa.War meeyey wadanka uu leeyahay hala dhiso?Isagaa ah RW soomaaliya oo xamar jooga ee xaggee buu maamulaa?Illaa xamar inta badan AL-Shabaa iyo Mooryaan baa ka talisee.Meel uu xukumo baa iska yara.Waxaa la sheegay in ay shabaab xamar inta badan canshuuraha ka qaataan.




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Barlamanka puntland oo walaac ka muujiyay arimaha xajka ee sanadkan
- Jul 15, 2018
Gudoomiyaha gudiga Cadalada iyo Arimaha dastuurka Baarlamanka Puntland Axmed jaamac Cabdulle iyo Gudoomiyaha gudiga ...
AKHRISO:-Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Xil ka Qaadis Sameeyay Gudoomiye Cusubna Magacaabay,
- Jul 15, 2018
Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir Ahna duqa Magaalada Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisoow ayaa ...
MUUQAAL:-Wasiiradii Ugu Badnaa ee Puntland oo Gaadhey Duleedka Tukaraq
- Jul 15, 2018
Furimaha dagaalka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa waxaa gaadhay xubno katirsan golaha wasiirada dowladda ...