Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Gudoomiye ku xigeenka barlamanka galmudug oo wali ku jira xabsi guri

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Galmudug ayaa Waxay Cadaado ka sheegeen in Madaxwaynihii Galmudug Mr.Xaad uu xabsi guri ka dhigay Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Maamulkaasi

 

Madaxweynihii xilka ay ka qadeen qaar ka mid ah xildhibanada galmudug ayaa la sheegay inuu go’aan ku soo saaray in xabsi guri lagu hayo cid kasta oo isaga ka soo horjeeda amarkiisa ama tageerta xilka qaadistii lagu sameeyay

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Taliye ku xigeenkii NISA oo xog xasaasi ah bixiyay kana hadlay shaqo joojintii lagu sameeyay
- Jul 19, 2018
Taliye xigeenkii hore ee hay’adda Nabad Sugidda NISA Ismaaciil Cismaan aya si faah faahsan  ...
DAAWO:-Magaalada Taageer ee Degmada Baargaal oo lagu caleema saaray Nabadoon C/laahi Nabadoon Caynab
- Jul 19, 2018
Magaalada Taageer ee Degmada Baargaal ee gobalka Gardafuu waxaa lagu caleema saaray Nabadoon Cabdulaahi ...
DHAGEYSO+SAWIRRO:-Xaflad lagu furayay Sanad Dugsiyeedka Iskuulka Agoonta oo lagu qabtay magaalada Caabudwaaq
- Jul 19, 2018
Xaflad lagu furayay Sanad Dugsiyeedka Iskuulka Agoonta ayaa lagu qabtay magaalada Caabudwaaq ee gobalka ...