Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Wasiirka Amniga Puntland Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadlay Weerar Ka Dhacay Duleedka Boosaaso

Weeraroo xalay lagu soo qaaday kaantaroolka magalada Bosaaso ayaa waaxaa ku dhinta 7 qof oo Afar kamid ah ay yihiin dad shacab ah  iyo sadax Askari .
dadkii weerarkan ku dhaawacmay oo gaarayay 14 qof oo ahaa dad shacab ah  kuna sugnaa kaantaroolka magaalada bosaaso ayaa ladhigay dhaawacooda isbitaalka wayn ee  magaalada Bosaaso.
Wasiirka Wasaaradda Amniga Dawladda Puntland Axmed Cabullaahi Yuusuf Dawladd aya markii ugu horaysay warbaahinta faah faahin ka siiyay weeraarki lagu soo qaaday kantaroolka bosaaso xili habeen ah wuxuu beeniyay in goobta lagu dilay sargaal sare oo ka tirsana ciidamada puntland
Hoos ka dhageyso codka
Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Taliye ku xigeenkii NISA oo xog xasaasi ah bixiyay kana hadlay shaqo joojintii lagu sameeyay
- Jul 19, 2018
Taliye xigeenkii hore ee hay’adda Nabad Sugidda NISA Ismaaciil Cismaan aya si faah faahsan  ...
DAAWO:-Magaalada Taageer ee Degmada Baargaal oo lagu caleema saaray Nabadoon C/laahi Nabadoon Caynab
- Jul 19, 2018
Magaalada Taageer ee Degmada Baargaal ee gobalka Gardafuu waxaa lagu caleema saaray Nabadoon Cabdulaahi ...
DHAGEYSO+SAWIRRO:-Xaflad lagu furayay Sanad Dugsiyeedka Iskuulka Agoonta oo lagu qabtay magaalada Caabudwaaq
- Jul 19, 2018
Xaflad lagu furayay Sanad Dugsiyeedka Iskuulka Agoonta ayaa lagu qabtay magaalada Caabudwaaq ee gobalka ...